{"id":26008,"date":"2016-01-11T16:31:14","date_gmt":"2016-01-11T13:31:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=26008"},"modified":"2016-01-11T17:02:17","modified_gmt":"2016-01-11T14:02:17","slug":"shirka-ka-furmaya-magaalada-jawhar-oo-ay-qaadaceen-odayaasha-dhaqanka-gobolka-hiiraanwaa-maxey-sababtu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/01\/shirka-ka-furmaya-magaalada-jawhar-oo-ay-qaadaceen-odayaasha-dhaqanka-gobolka-hiiraanwaa-maxey-sababtu\/","title":{"rendered":"SHirka ka furmaya magaalada Jawhar oo ay qaadaceen odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan\/waa maxey sababtu??."},"content":{"rendered":"<p>Nabaddoon Shuuriye Xuseen Xaayoow oo odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ka mid ah, isla markaana ah guddoomiyaha odayaasha dhaqanka mid ka mid ah beelaha dega gobolka Hiiraan ayaa Warbaahinta u sheegay in ay qaadaceen ka qayb-galka shirka degmada Jowhar ee lagu dhisayo maamulka labada gobol Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe.<\/p>\n<p>Nabadoon Shuuriye oo ka mid ahaa odayaashii degmada Beledweyne kulanka kula qaatay madaxweynaha Somalia oo ay isku afgareen in shirku ka furmo magaalada Jowhar, ayaa go&#8217;aankan danbe ku micneeyay dareen ka yimid bulshada ku dhaqan gobolka oo sidda uu hadalka u dhigay siweyn uga biyo diidan ka qeyb-galka shirka Jowhar &amp; dowladda oo ka baxday ballamo ay horay u wadda-galleen oo la xiriira ka qeyb-galka shirka Jowhar.<\/p>\n<p>&#8221;Go&#8217;aan aan qaadanay waa mid ku saleysan dareenka iyo bulshada aan innagu hoggaanka u nahay oo diiddan ka qeyb-galka shirka Jowhar iyo madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud oo ka baxay balamo aan horay u galnay, sidaa darteed mar haddii bulshadii aan hoggaanka u aheyn ay kasoo horjeesatay ka qayb-galka shirka Jowhar, madaxweynahana uu ka baxay ballamihii aan isku ogeyn, waxaan halka ka cadeynayaa in aan qaadacnay ka qeyb-galka shirka Jowhar aniga oo ku hadlay afka beesha&#8221; ayuu yiri nabadoon Shuuriye.<\/p>\n<p>Magaalada Jowhar ayaa waqtigan waxaa ka soconaya diyaar -garoow ballaaran oo loogu jiro furintaanka shirweynaha dhismaha maamulka labada gobol Hiiraan iyo Shabeellada dhexe, waxaana magaalada ku sii qul-qulaya wafuud ka tirsan labada golle ee dowladda kuwaa oo hor u dhac wafuud kale oo la filayo in saacadaha soo socda gaaraan magaalada.<\/p>\n<p>Warkan kasoo baxay odayaasha dhaqanka &amp; waxgaradka beesha Xawaadle ayaa noqonaya caqabad kale oo soo food-saari karta qabsoomidda shirka dhismaha maamulka labada gobol, lamana oga go&#8217;aanjka dowladda federaalka Somalia ay ka qaadan doonto arintan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, horay waxaa ka qeybgalka shirka Jowhar lagu qabanayo u qaadacay golaha ay ku mideysan yihiin odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan oo ka kooban 63-oday, kuwaa oo ku tilmaamay Wareegtada madaxweynaha ee ah in shirka ka furmayo Jowhar mid lagu deg-degay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nabaddoon Shuuriye Xuseen Xaayoow oo odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ka mid ah, isla markaana ah guddoomiyaha odayaasha dhaqanka mid ka mid ah beelaha dega gobolka Hiiraan ayaa Warbaahinta u sheegay in ay qaadaceen ka qayb-galka shirka degmada Jowhar ee lagu dhisayo maamulka labada gobol Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe. Nabadoon Shuuriye oo ka mid ahaa odayaashii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":26011,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[37,34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-26008","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-dhacdoyinka-caalamka","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26008","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26008"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26008\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26010,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26008\/revisions\/26010"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26011"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26008"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26008"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26008"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}