{"id":2597,"date":"2011-08-11T18:12:23","date_gmt":"2011-08-11T18:12:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2597"},"modified":"2011-08-11T18:14:36","modified_gmt":"2011-08-11T18:14:36","slug":"south-africka-oo-bilaawday-uruurinta-kaalmo-loogu-deeqayo-shacabka-somaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/south-africka-oo-bilaawday-uruurinta-kaalmo-loogu-deeqayo-shacabka-somaliyeed\/","title":{"rendered":"Warbaahinta South Africka Oo Bilaawday Uruurinta Kaalmo loogu Deeqayo Shacabka somaliyeed"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/11.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2599\" title=\"1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/11-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"388\" height=\"254\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><strong><\/strong><\/p>\n<p>Iyadoo Abaartii ugu darneed ee ku dhufatay soomaaliya laga soo sheegayo ayaa TV-ga \u00a0wadanka South Africka waxaa subaxnimadii saaka ka bilaawatay kaalmooyin loogu yaboohayo dadka soomaaliyeed ee halakeesay abaarta<\/p>\n<p>Barnaamijkaan oo hawada ku jiray 6dii subaxnimo sacada South Africa ilaaa 9kii subaxnima ayaa dadka intoodu badankaga Qeebqaadanayeen firiin tellkoda gacanta ee ku dirayaan kaarkan la xoqdo ee tell nada lagu shubto taa oo shirkada ugu Caansan dhanka Isgaarsiinta ee balanqaaday in ee u badaleeso <strong>Warbaahinta <\/strong>lacag kaash ah<\/p>\n<p>Waxa dadka kaalmada deeqda ah ee u dirayeen qaabkaa iyadow shirkada MTN ee kaash u bixineesay lacagtaa waxa sido kale dadka yabowhayo lacagaha kaashka ah u\u00a0soo galayeen qadka si laaf ah waxa goobta ku sugnaa dad ka soo laabtay oo kaalmo ilaa 2diyaaradood oo raashiin iyo daawo hore u gaarsiiye waxaa ka mid ahaa dadka ka qeebqaadanayey<\/p>\n<p>\u00a0Maalqaweeno u dhashay wadanka haweeneey qadka soo\u00a0gashay ayaa balan qaaday lacag gaareeso 100 oo ran oo dhigato 10000\u00a0taban kun oo dollar mareekan ka ah<\/p>\n<p>Sidoo kale shirkada isgaarsiinta tell nada MTN\u00a0ayaa balanqaaday 100 kun oo ran waxaa goobta lagu xeray ilaa 800 oo kun ooran\u00a0waxa ula jeedka ilaa halmilyan oo lacagta <strong>South Africaka<\/strong>\u00a0 Waxaana lagu balamay ilaa maanta in ee sii socoto waan soo tabindoonaa kaalmada iyo sida ee u gaarto reer Muqdisho<\/p>\n<p><strong>W\/D:C\/<span style=\"color: #00ffff;\">Rasaaq <\/span><span style=\"color: #00ff00;\">Aadan<\/span> <span style=\"color: #0000ff;\">Nuur <\/span><span style=\"color: #ff0000;\">(baluuzah)<\/span><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Iyadoo Abaartii ugu darneed ee ku dhufatay soomaaliya laga soo sheegayo ayaa TV-ga \u00a0wadanka South Africka waxaa subaxnimadii saaka ka bilaawatay kaalmooyin loogu yaboohayo dadka soomaaliyeed ee halakeesay abaarta Barnaamijkaan oo hawada ku jiray 6dii subaxnimo sacada South Africa ilaaa 9kii subaxnima ayaa dadka intoodu badankaga Qeebqaadanayeen firiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2597","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2597","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2597"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2597\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2601,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2597\/revisions\/2601"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2597"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2597"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2597"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}