{"id":25916,"date":"2016-01-06T19:37:41","date_gmt":"2016-01-06T16:37:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25916"},"modified":"2016-01-06T22:54:10","modified_gmt":"2016-01-06T19:54:10","slug":"bandhig-faneed-casri-ah-looguna-magac-darey-nabada-iyo-dib-u-dhiska-tiyaatarka-oo-muqdisho-ka-dhici-doona","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/01\/bandhig-faneed-casri-ah-looguna-magac-darey-nabada-iyo-dib-u-dhiska-tiyaatarka-oo-muqdisho-ka-dhici-doona\/","title":{"rendered":"Bandhig faneed casri ah looguna magac darey Nabada iyo dib u dhiska tiyaatarka oo Muqdisho ka dhici doona."},"content":{"rendered":"<p>Bandhig faneed casri ah oo [Showga Nabadda &amp; Dib-u-dhiska Tiyaatarka Qaranka] loogu magac-daray ayaa la filayaa in Jimcaha soo socda lagu qabto Garoonka Kubdada Cagta ee Banaadir [Ex Conis Stadium] ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Guddiga qaban-qaabadda bandhigan oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay ku jiraan diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee bandhigaasi oo ay ka qayb-geli doonaan fanaaniin caan ah oo isugu jira kuwo ka tirsan hoballada Waaberi iyo fanaaniin dhawaan Muqdisho yimid oo ay ka mid yihiin; Axmed Nasta, Iidle yare, Hodan C\/raxmaan, Idil Caddow iyo Weliba Muusigiiste Xasan Cujeer Cajami, kuwaasoo Toddobaadkii hore magaalada Muqdisho ku qabtay Bandhig-faneed aad iyo loola dhacay.<\/p>\n<p>Guddigu waxay tilmaameen inay kumannaan qof ay sii goosteen tikidhada si ay uga qayb-galaan daawashada bandhigaasi, iyadoo qiimaha tikidhkana uu yahay laba dollar oo keliya.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, kharashka kasoo xarooda bandhig faneedka Jimcaha soo socoda lagu qaban doono Garoonka kubadda cagta ee Banaadir ayaa loogu talo-galay in lagu taageero dib-u-dhiska Tiyaatarka Qaranka \u2018The National Theater\u2019 iyo in lagu caawiyo fannaaniinta ku xanuunsan Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bandhig faneed casri ah oo [Showga Nabadda &amp; Dib-u-dhiska Tiyaatarka Qaranka] loogu magac-daray ayaa la filayaa in Jimcaha soo socda lagu qabto Garoonka Kubdada Cagta ee Banaadir [Ex Conis Stadium] ee magaalada Muqdisho. Guddiga qaban-qaabadda bandhigan oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay ku jiraan diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee bandhigaasi oo ay ka qayb-geli [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":25926,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-25916","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25916","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25916"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25916\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25929,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25916\/revisions\/25929"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25926"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25916"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25916"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25916"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}