{"id":25889,"date":"2016-01-04T19:53:53","date_gmt":"2016-01-04T16:53:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25889"},"modified":"2016-01-04T20:17:25","modified_gmt":"2016-01-04T17:17:25","slug":"masuuliyiin-iyo-wax-garad-ka-kala-socda-qeybaha-bulshada-oo-bweyne-ugu-qul-qulalaya-si-isdaba-joog-ah-tacsida-ugaas-craxmaan-ugaas-khaliif-awgeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/01\/masuuliyiin-iyo-wax-garad-ka-kala-socda-qeybaha-bulshada-oo-bweyne-ugu-qul-qulalaya-si-isdaba-joog-ah-tacsida-ugaas-craxmaan-ugaas-khaliif-awgeed\/","title":{"rendered":"Mas&#8217;uuliyiin iyo wax garad ka kala socda qeybaha bulshada oo B\/weyne ugu qul qulalaya si isdaba joog ah tacsida ugaas C\/raxmaan ugaas khaliif awgeed."},"content":{"rendered":"<p>Tan iyo wixii ka dambeeyay markii uu maalintii shalay ahayd uu geeriyooday Ugaas C\/raxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble, waxaa is-daba-joog u soo gaarayay Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, Wufuud kala gadisan kuwaasoo ka qayb-qaadanaya tacsida iyo qaban-qaabada aaska Ugaaska.<\/p>\n<p>Maanta waxaa garoonka diyaaradaha Baladweyne ee Ugaas Khaliif kasoo dagay wafdi uu hoggaaminayo wasiirka wasaarrada arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumadda Somalia, C\/raxmaan Max&#8217;ed Xusseen Odawaan, waxaana wafdiga qeyb ka ah ugaasyo, salaadiin iyo Wax-garad Soomaaliyeed oo ka qayb-qaadanaya baroor-diiqda geerida ugaaska oo si weyn looga naxay.<\/p>\n<p>Wafdiga maanta soo gaaray Baladweyne ayaa waxaa ka mid ahaa; Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha, kan kalluumeysiga iyo kheyraadka badda, wasiir-u-dowlaha madaxtooyada, wasiiru-dowlaha maaliyada, xildhibaanno iyo mas\u2019uuliyiin kale oo ka tirsan labada gole ee dowladda federaalka.<\/p>\n<p>Dhinaca Duubabka, waxaa wafdiga ka mid ah Ugaas Max&#8217;uud Ugaas Cali, Ugaas C\/llaahi Ugaas Fara-cadde, Ugaas C\/raxmaan Ugaas C\/llaahi, Ugaas Cismaan Ugaas Cilmi, Ugaas Cabdulllaahi Ugaas Saalax, Ugaas Abuukar Ugaas Xasan, Malaaq Cali Malaaq Maxamed, Suldaan Buube, Ugaas Cali Ugaas Xassan, Ugaas Cabdi Ugaas Max&#8217;ed, Ugaas Cabdxakiin Ugaas Max&#8217;ed, iyo waxgarad kale kuwaa oo dhamaantood u yimid magaalada Beledweyne tacsida Ugaas C\/raxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo maalintii shalay geeriyooda.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka ayaa sheegay in saddex casho ah dib loo dhigay shirkii lagu waday inuu ka furmo magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh\/dhexe oo sida uu hadalka u dhigay qorshuhu ahaa in berri si rasmi ah loo furo.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Meydka Ugaaska ayaa lagu wadaa in maalinta berri ah lagu Aaso (Daaro-Ugaas) oo ku dhaw deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan, halkaasoo ay ku aasan yihiin 17 Ugaas oo uu ka mid yahay Ugaas Khaliif Ugaas Rooble.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tan iyo wixii ka dambeeyay markii uu maalintii shalay ahayd uu geeriyooday Ugaas C\/raxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble, waxaa is-daba-joog u soo gaarayay Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, Wufuud kala gadisan kuwaasoo ka qayb-qaadanaya tacsida iyo qaban-qaabada aaska Ugaaska. Maanta waxaa garoonka diyaaradaha Baladweyne ee Ugaas Khaliif kasoo dagay wafdi uu hoggaaminayo wasiirka wasaarrada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":25892,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-25889","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25889","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25889"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25889\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25891,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25889\/revisions\/25891"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25892"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25889"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25889"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25889"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}