{"id":25882,"date":"2016-01-04T00:19:06","date_gmt":"2016-01-03T21:19:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25882"},"modified":"2016-01-04T18:17:14","modified_gmt":"2016-01-04T15:17:14","slug":"25882","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/01\/25882\/","title":{"rendered":"Wasiirka amniga iyo wufuud uu hugaaminayo oo gelinkii danbe ee manta ka degey B\/weyne."},"content":{"rendered":"<p>Gellinkii dambe ee maanta ayaa Waxaa gaaray Xaunta gobolka Hiiraan ee Beledweyne wafdi uu hogaaminayo wasiirka Amniga Gudaha Somalia, C\/risaaq Cumar Maxamed. Wafdigan ayaa waxaa xubnihiisa ka mid ahaa; Wasiirka Tarmarta iyo Shidaalka, Maxamed Mukhtaar Ibraahim, Xildhibaan Shuuriye Muumin Afrax, Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre, Xildhibaan C\/qaadir Cosoble, Xildhibaan Cali Nuur Boodaaye, Xildhibaan C\/qaadir Sheekh Xanafi, Cali C\/llaahi Cosoble iyo mas&#8217;uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Somalia. Sidoo kale, Waxaa wafdiga qayb ka ahaa odayaal dhaqameed, waxgarad, xubno xilal kasoo qabtay dowladihii Somalia soo maray, kuwaasoo hor-dhac u ah wufuud kale oo maalmaha soo socda soo gaarin doona magaalada Beledweyne, kuwaasoo ka qayb-galli doona aaska Allaha u Naxariistee Marxuum Ugaas C\/raxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo maanta ku gaariyooday Beledweyne. Geerida Ugaaska ayaa waxaa ka Tacsiyeeyay mas&#8217;uuliyiinta Dowladda Federaalka Somalia ugu sarreeya, Ugaasyo, Waxgarad, Nabaddoonno iyo dad magac iyo maamuus ku dhex leh bulshada Soomaaliyeed. Ugu dambeyntii, Geeradii deg-deg ahayd ee ku timid Ugaaska ayaa si weyn ay uga nixisay guud ahaan bulshada Soomaaliyeed meel kasta oo ay caalamka ka joogaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gellinkii dambe ee maanta ayaa Waxaa gaaray Xaunta gobolka Hiiraan ee Beledweyne wafdi uu hogaaminayo wasiirka Amniga Gudaha Somalia, C\/risaaq Cumar Maxamed. Wafdigan ayaa waxaa xubnihiisa ka mid ahaa; Wasiirka Tarmarta iyo Shidaalka, Maxamed Mukhtaar Ibraahim, Xildhibaan Shuuriye Muumin Afrax, Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre, Xildhibaan C\/qaadir Cosoble, Xildhibaan Cali Nuur Boodaaye, Xildhibaan C\/qaadir Sheekh Xanafi, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":25887,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-25882","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25882","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25882"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25882\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25885,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25882\/revisions\/25885"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25887"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25882"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25882"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25882"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}