{"id":25880,"date":"2016-01-03T23:52:53","date_gmt":"2016-01-03T20:52:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25880"},"modified":"2016-01-04T18:53:03","modified_gmt":"2016-01-04T15:53:03","slug":"allaha-u-naxariistee-taariikhdii-ugaas-ugaas-craxmaan-ugaas-khaliif-oo-manta-ku-geeryoodey-magaalada-bweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/01\/allaha-u-naxariistee-taariikhdii-ugaas-ugaas-craxmaan-ugaas-khaliif-oo-manta-ku-geeryoodey-magaalada-bweyne\/","title":{"rendered":"Allaha u naxariistee taariikhdii ugaas Ugaas C\/raxmaan Ugaas khaliif oo manta ku geeryoodey magaalada B\/weyne."},"content":{"rendered":"<p>Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo maanta ku geeriyooday magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan wuxuu sanadkii 1957-kii ku dhashay\u00a0degmada Buula-burte ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Waxbarashadiisii Asaasiga ahayd wuxuu ku qaatay isla degmada Buula-burte ee Gobalka Hiiraan Sannadka 1973-kii. isagoo Sannandkii 1977-kii ka baxay Dugsigii Shabelle oo ku yaallay Degmada Jowhar ee Xarunta Gobalka Shaballada Dhexe.<\/p>\n<p>Marxuum Ugaas C\/raxmaan Ugaas Khaliif wuxuu sidoo kale ka Qalin-jabiyay Jamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Qaybta Xannaanada Xoolaha Sannadku markuu ahaa 1982-kii.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wuxuu qaatay hal sanno oo Waayo-aragnimo shaqo ah, intaas kaddib, wuxuu noqday isku-duwaha wasaaraddii xanaanada xoolaha qaybta dagmada Balcad ee Gobalka Shabellada Dhexe, isagoo xilkaas hayay intii u dhexeysay Sannadihii 1984-kii illaa 1991-kii. Wuxuu kaloo noqday madaxii Mashruucii BAN AFRICA ee Dabar-goynta Cudurka Daba-Karuubka ee ku dhaca lo&#8217;da sannadihii u dhexeeyay 1989-kii illaa 1991-kii.<\/p>\n<p><strong>BUBURKII DOWLADII DHEXE KADDIB;<\/strong><\/p>\n<p>Alle ha u naxariisteen Ugaas C\/raxmaan wuxuu kasoo shaaqeeyay hay&#8217;ado kala duwan oo ay ka mid yihiin; OXFORM, BASE iyo TRE NOVE oo dalka Talyaaniga laga leeyahay.<\/p>\n<p>Xilka Ugaasnimada waxaa loo caleemo saaray 25-kii Abriil ee sannadkii 2001-dii, kaddib Geeridii Aabbihiis Allaha u naxariistee Ugaas Khaliif Ugaas Rooble.<\/p>\n<p>Ugaaska wuxuu ifka uga tagay labo gabdhood iyo hal xaas, Wuxuuna Ugaas ahaa muddo 15-sanadood ah, isagoo duhurnimadii maanta ku geeriyooday Magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Ugaas C\/raxman Ugaas Khaliif wuxuu ahaa shaqsi Aqoon-yahan ah, Af-gaaban, inta badanna ka dhax-muuqda kulammada dib-u-hishiisiinta iyo Wacyi-galinta bulshada soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo maanta ku geeriyooday magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan wuxuu sanadkii 1957-kii ku dhashay\u00a0degmada Buula-burte ee gobolka Hiiraan. Waxbarashadiisii Asaasiga ahayd wuxuu ku qaatay isla degmada Buula-burte ee Gobalka Hiiraan Sannadka 1973-kii. isagoo Sannandkii 1977-kii ka baxay Dugsigii Shabelle oo ku yaallay Degmada Jowhar ee Xarunta Gobalka Shaballada Dhexe. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":25888,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-25880","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25880","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25880"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25880\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25881,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25880\/revisions\/25881"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25888"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25880"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25880"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25880"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}