{"id":25864,"date":"2016-01-02T18:10:57","date_gmt":"2016-01-02T15:10:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25864"},"modified":"2016-01-02T18:39:58","modified_gmt":"2016-01-02T15:39:58","slug":"jananka-ciidamadda-xoogga-dalka-cqaadir-shcali-diini-oo-amisom-kala-hadley-dar-dargelinta-la-dagaalanka-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/01\/jananka-ciidamadda-xoogga-dalka-cqaadir-shcali-diini-oo-amisom-kala-hadley-dar-dargelinta-la-dagaalanka-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Jananka ciidamadda xoogga dalka C\/qaadir SH\/cali Diini oo Amisom kala hadley dar dargelinta la dagaalanka AL-shabaab."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Difaaca Soomaaliya Jen. C\/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta xafiiska ku qaabilay taliyaha ciidamada AMISOM, Jen. Mohammedesha Zeyinu, Waxaana kulanka ku weheliyey Taliyaha ciidamada xoogga, Jen. Maxamed Aadan Axmed iyo saraakiil AMISOM ka tirsan. Iyadoo ay ka wadahadleen amniga guud ee dalka iyo sidii loo dar-dar-gelin lahaa sannadka cusub hawl-galada lagu baacsanayo kooxaha ar-gagixisada ah.<\/p>\n<p>Taliyaha AMISOM Jen. Zeyinu ayaa wasiirka iyo taliyaha ciidamada XDS uga warbixiyay ka siiyay shaqooyinka ciidamada AMISOM ay ka wadaan guud ahaan Somalia iyo doorka ay ku leeyihiin xasilinta dalka, dhismaha iyo taakuleynta ciidamada Qaranka.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa sidoo kale diirada lagu saaray sidii ciidammada xoogga dalka iyo AMISOM ay u Dar-dargelin lahaayeen Hawlgallada socda ee lagula Dagaallamayo kooxaha Nabad-diidka ah, si gobollada dalka ee ay ku dhuumaalay-sanayaan sannadka cusub ee 2016-ka, guud ahaan gacanta dawladda loo soo gelin lahaa.<\/p>\n<p>Wasiirka Difaaca Soomaaliya ayaa uga mahad-celiyay AMISOM sida ay Somalia u garab-taagan yihiin iyo dadaaladooda ku wajan in lagu guuleysto xasilinta dalka &amp; la dagaallanka argagixisada dhibaatada ku heysa Somalia, isagoo dhinaca kale tilmaamay sida ay lagama maarmaanka u tahay in mar walba waqtiga laga faa\u2019iideysto.<\/p>\n<p>\u201cAad ayaan u bogaadinayaa ciidankeena iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ee hawl-gallada socda ka qeyb qaadanayaa. Howlgalladan waa kuwa loogu talo-galay in muddo aad u yar dalka oo dhan looga sifeeyo cadowga,\u201d ayuu Jen, Diini yiri.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Difaaca Soomaaliya Jen. C\/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta xafiiska ku qaabilay taliyaha ciidamada AMISOM, Jen. Mohammedesha Zeyinu, Waxaana kulanka ku weheliyey Taliyaha ciidamada xoogga, Jen. Maxamed Aadan Axmed iyo saraakiil AMISOM ka tirsan. Iyadoo ay ka wadahadleen amniga guud ee dalka iyo sidii loo dar-dar-gelin lahaa sannadka cusub hawl-galada lagu baacsanayo kooxaha ar-gagixisada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":25867,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-25864","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25864","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25864"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25864\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25871,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25864\/revisions\/25871"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25867"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25864"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25864"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25864"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}