{"id":2584,"date":"2011-08-11T14:04:49","date_gmt":"2011-08-11T14:04:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2584"},"modified":"2011-08-11T14:04:49","modified_gmt":"2011-08-11T14:04:49","slug":"waxaa-si-rasmi-ah-u-bilowday-isu-socodkii-gaadiidka-ka-shaqeyn-jiray-degmooyinka-bari-ee-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/waxaa-si-rasmi-ah-u-bilowday-isu-socodkii-gaadiidka-ka-shaqeyn-jiray-degmooyinka-bari-ee-muqdisho\/","title":{"rendered":"Waxaa Si Rasmi Ah U Bilowday Isu Socodkii Gaadiidka Ka Shaqeyn Jiray Degmooyinka Bari Ee Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/isgoyska-sanca.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2586\" title=\"isgoyska sanca\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/isgoyska-sanca-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"370\" height=\"259\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Ka Dib Dagaaladii Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Kaasi Oo u Dhaxeeyey Xarakada Shaabul mujaahidiin Iy Waliba DowladaTFG-da Oo Kaashanaya AMSOM ayaa waxaa Hakad\u00a0 galay Gaadiidkii Ka Shaqynjireen Guud Ahaanba Degmooyinka Bari Ee Magaalada Muqdisho<\/p>\n<p>Sidaa Darteed \u00a0Haatan Ayaad Moodaa In Uu Tar Tiib Tartiib u Bilowanayo Gawaaridii Ka Kala Shaqeyn jirtay Isgoysyada Degmooyinka Magaalada Muqdisho<\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/wadada-sanca.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2587\" title=\"wadada sanca\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/wadada-sanca-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"425\" height=\"245\" \/><\/a><\/p>\n<p>Maanta ayaa Shacabka Waxa Ay Ka Nasteen Socdaalkii ay u \u00a0Mari Jireen Soo Eegidii\u00a0 Xaafadhooda ee jidadka Iyadoo Uu Maanta Ka Bilwday Gaadiidkii Tagi jiray Degmada Kaaraan \u00a0Kaasi Oo Si Toos Ah U Maraya Laamiyiyadii Ay Ku Dagaalameen Labadii Kooxood Ee ku Hardamayay Magaalada muqdisho<\/p>\n<p>Dhanka Kale Waxaa Bilowday Ku Soo Laabashada Dadka Shacabka ah Ay Ku Soo Laabanayaa Xaafadaha Ay Ka bexeen Xarakada Shabaab Iyadoo Aad Arkeyso Dad\u00a0Rayid ah Oo Ka Xaar Xaaranaya Waxyaabaha ay Soomaalida U Taqaano Geed Garoobka Ama Geeed Yahuudka<a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/jamiil-inter.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2588\" title=\"jamiil inter\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/jamiil-inter-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"401\" height=\"243\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sidoo Kale Waxaad arkeysaa Dadkale oo Iyana Ka Sii Raranaya Alaabtooda Xaafadahaasi Taasi Oo Fajac Iyo Waliba :Layaab ku Abuurtay Shacabkii Doonayay In Ay Ku Soo Laabtaan Guryahoodii Oo Ay Iminkaba Ka Shaqeynayaan<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Ka Dib Dagaaladii Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Kaasi Oo u Dhaxeeyey Xarakada Shaabul mujaahidiin Iy Waliba DowladaTFG-da Oo Kaashanaya AMSOM ayaa waxaa Hakad\u00a0 galay Gaadiidkii Ka Shaqynjireen Guud Ahaanba Degmooyinka Bari Ee Magaalada Muqdisho Sidaa Darteed \u00a0Haatan Ayaad Moodaa In Uu Tar Tiib Tartiib u Bilowanayo Gawaaridii Ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2584","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2584","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2584"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2584\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2589,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2584\/revisions\/2589"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2584"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2584"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2584"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}