{"id":25835,"date":"2016-01-01T00:40:29","date_gmt":"2015-12-31T21:40:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25835"},"modified":"2016-01-01T03:30:47","modified_gmt":"2016-01-01T00:30:47","slug":"dib-u-eegid-lagu-sameeynayey-dastuurka-oo-ay-soo-kormeereen-gud-barlamaanka-iyo-rw-cumar-crashiid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/01\/dib-u-eegid-lagu-sameeynayey-dastuurka-oo-ay-soo-kormeereen-gud-barlamaanka-iyo-rw-cumar-crashiid\/","title":{"rendered":"Dib u eegid lagu sameeynayey dastuurka oo ay soo kormeereen gud.barlamaanka iyo R\/W cumar c\/rashiid."},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cusmaan \u201cJawaari\u201d iyo RW Somalia Cumar C\/rashiid Cali ayaa maanta kormeeray kulan howleed magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga soconaya guddiga dib u eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo guddiga dib u eegista Dastuurka ee madaxa banaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Guddoomiyaha guddiga dib u eegista dastuurka ee baarlamanka, xildhibaan Maryan Cariif Qaasim ayaa ugu horreyn faahfaahin ka bixiyey halka ay marayso howsha ay wadajirka ay u wadaan guddiga dib u eegista dastuurka baarlamanka iyo guddiga madaxa-bannaan ee dib u eegista dastuurka; iyadoo xustay inay labada guddi ay hadda isla eegeen afarta cutub ee hore ayadoo cutubka 5-aad ay howshiisa gabo-gabo mareyso. Wasiirka dastuurka Soomaaliya, Xuseen Maxamed Sheekh Xuseen oo isna ka hadlay goobta waxa uu aad u ammaanay shaqada ay wadajirka u wadaan guddiga dib u eegista dastuurka ee baarlamaanka iyo guddiga Madaxa banaan waxaana uu dhanka kale xusay in Wasaaraddana ay wadashaqeyn dhow la leedahay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka koobaad ee baarlamaanka, Jeeylaani Nuur Iikar oo isna dhankiisa kulanka ka hadlay ayaa tilmaamay in tallaabadan ay qeyb ka tahay istiraatiijiyad uu Guddoonka Baarlamaanka u dejiyey in dar dar ay ku socdaan howlaha Baarlamaanka taasina ay marqaati ka tahay shuruucda iyo qaraarrada uu Golaha meel mariyey inta lagu jiro Kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>RW Somalia, Cumar C\/rashiid ayaa isna dhankiisa bogaadiyey shaqada ay sida wadajirka ah u hayaan guddiga dib u eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo guddiga madaxa banaan waxaana uu dhanka kale sheegay in Xukuumadda ay muhiimad gaar ah siineyso dhameystirka dib u eegista Dastuurka. Sidoo kale, Jawaarioo gunaanadkii hadal dar-daaran iyo bogaadin isugu jiray u jeediyay labadan guddi ee sida wadajirka ah uga shaqeynaya iney cutub cutub u eegaan dastuurka dalka waxaana uu sharaxay in shaqadan sida ay ku socoto ay Guddoonka Baarlamaanka uga gol leeyihiin in laga gun gaaro muhiimadda dib u eegista Dastuurka ayadoo markii shaqadan ay soo gebagebowdana la horgeyn doono dib u eegistaasi kulanka Baarlamaanka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>UGu ambeyn, kulan howleedkan qaybta ka ah dib u eegista dastuurka Somalia ayaa waxaa fududeyneysa hay&#8217;adda Max Planck Foundation ee dalka Jarmalka ayadoo kulankana ay goobjoog ka yihiin islamarkaana wax ka bixinayaan quburro Soomaali ah oo ka tirsan isla hay&#8217;addan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cusmaan \u201cJawaari\u201d iyo RW Somalia Cumar C\/rashiid Cali ayaa maanta kormeeray kulan howleed magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga soconaya guddiga dib u eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo guddiga dib u eegista Dastuurka ee madaxa banaan. &nbsp; Guddoomiyaha guddiga dib u eegista dastuurka ee baarlamanka, xildhibaan Maryan Cariif Qaasim ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":25846,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-25835","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25835","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25835"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25835\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25845,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25835\/revisions\/25845"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25846"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25835"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25835"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25835"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}