{"id":25825,"date":"2015-12-31T20:48:49","date_gmt":"2015-12-31T17:48:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25825"},"modified":"2015-12-31T21:12:09","modified_gmt":"2015-12-31T18:12:09","slug":"hawlwadeeno-caafimaad-oo-kooxo-hubeysani-ku-afduubteen-magaalada-dhuusamareeb-ee-ggalguduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/12\/hawlwadeeno-caafimaad-oo-kooxo-hubeysani-ku-afduubteen-magaalada-dhuusamareeb-ee-ggalguduud\/","title":{"rendered":"Hawlwadeeno caafimaad oo kooxo hubeysani ku afduubteen magaalada DHuusamareeb ee G\/galguduud."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya degmada Dhuusa-mareeb ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in lagu afduubay kalkaaliye caafimaad iyo darawal, xilli ay la socdeen gaari kuwa gurmadka deg-degga ah oo marayay dulleedka Bari ee Dhuusa-mareeb.<\/p>\n<p>Shaqaalahan la faduubay ayaa kala ah; Cabdi-kaafi Jabaan oo ka tirsanaa kalkaaliyeyaasha caafimaadka isbitaalka Dhuusa-mareeb iyo\u00a0Yaxye Muxiyadiin oo ahaa darawalkii gaariga gargaarka gurmadka ah waday.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha degamada Ceelbuur ee gobolka Galguduud, Cabdi Xasan Biya-quute oo la hadlay VOA-da ayaa sheegay in dableyda afduubka geystay ay ururka Al-shabaab ka tirsan yihiin.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Biya-quute wuxuu hadalkiisa ku daray in ka hor intii aysan afduubin raggan iyo gaariga inay taleefoon ka waceen; iyagoo u sheegay inay yihiin ehel ah oo haweeneey ay ka foolanayso, hase yeeshee markii ambalaasta ay halkaas tagtay ay ugu tageen ragga hubeysan ee afduubka u geystay.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in gaariga la afduubay lagu arkay degmada Gal-hareeri ee gobolka Galguduud, balse ma jiraan weli wax oo kasoo baxay xaaladda ay ku sugan yihiin shaqaalahan la afduubay.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Al-shabaab iyo maamulka degmada Dhuuso-mareeb ee gobolka Galguduud ayaan ka hadlin afduubka raggan, iyadoo aysan tani ahayn markii u horreysay oo afduub uu ka dhaco gobolka Galguduud.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya degmada Dhuusa-mareeb ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in lagu afduubay kalkaaliye caafimaad iyo darawal, xilli ay la socdeen gaari kuwa gurmadka deg-degga ah oo marayay dulleedka Bari ee Dhuusa-mareeb. Shaqaalahan la faduubay ayaa kala ah; Cabdi-kaafi Jabaan oo ka tirsanaa kalkaaliyeyaasha caafimaadka isbitaalka Dhuusa-mareeb iyo\u00a0Yaxye Muxiyadiin oo ahaa darawalkii gaariga gargaarka gurmadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":25827,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-25825","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25825","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25825"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25825\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25826,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25825\/revisions\/25826"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25827"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25825"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25825"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25825"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}