{"id":25810,"date":"2015-12-30T18:01:20","date_gmt":"2015-12-30T15:01:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25810"},"modified":"2015-12-30T18:04:00","modified_gmt":"2015-12-30T15:04:00","slug":"salkaal-ka-tirsanaa-al-shabaab-oo-ay-sheegeen-maamulka-bburde-in-ay-dileen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/12\/salkaal-ka-tirsanaa-al-shabaab-oo-ay-sheegeen-maamulka-bburde-in-ay-dileen\/","title":{"rendered":"Sarkaal ka tirsanaa Al-shabaab oo ay sheegeen maamulka B\/burde in ay dileen."},"content":{"rendered":"<p>Maamulka degmada Buulo-burte ayaa sheegay inay hawlgal saacadihii aynu soo dhaafnay ka sameeyeen deegaanno hoos-taga degmada Buula-burte kula wareegeen fariisimo ay saldhigyo ay deganaayeen Al-shabaab. Guddoomiyaha Buula-burte,C\/casiis Duuroow ayaa sheegay in hawl-gal ay ka sameeyeen galbeedka degmada, ayna kula wareegeen dhowr deegaan. \u201cHowlgalka wuxuu ahaa mid qorsheysan waxaa ciidanka la wareegeen deegaano ku yaalla galbeedka Buulo Burde\u201dayuu yiri Guddoomiyaha degmada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sidoo kale, guddoomiyaha ayaa xusay howlgalkaas ku dileen sarkaal ka tirsan Al-shabaab, isla markaana ay kala firxadeen kooxihii kale ee ku sugnaa fariisimihii la weeraray.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Amniga degmada Buulo-burde ayaa waxaa gacanta ku haya ciidanka dowlada Soomaaliya iyo kuwa Jabuuti ee qaybta ka ah howlgalka ururka Midowga Afrika ee AMISOM. Ugu dambeyn, Degmada Buula-burte ayaa in muddo aheyd mid go\u2019doon ku jirtay, tan iyo markii Al-shabaab laga saaray bishii Maarso ee 2014-kii, waxaana dhawaan Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha lagu sheegay in ay degmada Buula-burte tahay xarunta maamulka labada gobol Hiiraan iyo Shabeellada dhexe.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka degmada Buulo-burte ayaa sheegay inay hawlgal saacadihii aynu soo dhaafnay ka sameeyeen deegaanno hoos-taga degmada Buula-burte kula wareegeen fariisimo ay saldhigyo ay deganaayeen Al-shabaab. Guddoomiyaha Buula-burte,C\/casiis Duuroow ayaa sheegay in hawl-gal ay ka sameeyeen galbeedka degmada, ayna kula wareegeen dhowr deegaan. \u201cHowlgalka wuxuu ahaa mid qorsheysan waxaa ciidanka la wareegeen deegaano ku yaalla galbeedka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":25813,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-25810","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25810","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25810"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25810\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25814,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25810\/revisions\/25814"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25813"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25810"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25810"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25810"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}