{"id":25801,"date":"2015-12-29T19:00:42","date_gmt":"2015-12-29T16:00:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25801"},"modified":"2015-12-29T19:00:42","modified_gmt":"2015-12-29T16:00:42","slug":"dalka-zimbabwe-oo-shaaciyey-in-si-rasmi-ah-loo-isticmaali-doono-lacagta-dalka-shiinaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/12\/dalka-zimbabwe-oo-shaaciyey-in-si-rasmi-ah-loo-isticmaali-doono-lacagta-dalka-shiinaha\/","title":{"rendered":"Dalka Zimbabwe oo shaaciyey in si rasmi ah loo isticmaali doono lacagta dalka SHiinaha"},"content":{"rendered":"<p>Xukuumadda Zimbabwe ayaa ku dhawaaqaday in wixii hadda ka dambeeya dalkeeda laga isticmaalayo lacagta YUAN-ka ee dalka Shiinaha laga isitmcaalo, taasoo qayb ka ah qorshayaal uu Shiinuhu u soo bandhigay waddamada ku yaalla Koonfurta Afrika oo uu dhawaan hishiiyo taariikhi ah kula saxiixday Johannesburg.<\/p>\n<p>Shiinaha ayaa u ballanqaaday dallakan haddii lacagta Shiinaha ee YUAN ay si rasmi ah u qaataan ay ka dhaafi doono daymaha ay ku leeyihiin, haddaba dalka Zimbabwe ayaa hada hirgaliyay in dalkiisa laga isticmaalo lacagta Shiinaha ee YUAN.<\/p>\n<p>Waddanka Shiinaha ayaa ah dalka ugu weyn ee maal-gashiga ugu badan dalka Zimbabwe ku leh, kaddib markii dalkaas ay cunno-qabateyn ku soo rogeen dalalka reer galbeedka ah; lacagtiisana ay noqotay mid aan qiimo lahayn.<\/p>\n<p>Lacagta YUAN ee Shiinaha ayay dhawaan ogolaatay hay\u2019adda lacagta Adduunka ee IMF inay ka mid noqoto lacagaha caalamiga ah ee suuqyada caalamka laga isticmaalo; laakiinse wali si rasmi looma isticmaalin in wax la isugu xawilo.<\/p>\n<p>Wasiirka Maaliyada Zimbabwe, Patric Chinamas ayaa sheegay in qorshahan uu yahay mid hirgalay, isticmaalka lacagta Shiinahana ay tahay tallaabo loo qaatay ganacsiga u dhexeeya Shiinaha iyo Zimbabwe, iyadoo macaamiisha ku dhaqan dalkaas ay aqabaleen.<\/p>\n<p>Shantii sano ee lasoo dhaafay ayaa waddanka Zimbabwe waxay heshay 1-bilyan oo doollar oo ah daymo dul-saar ah\u00a0oo Shiinuhu siiyay; sidoo <a href=\"http:\/\/d.7769domain.com\/r\/rd.html?#http%3A%2F%2F7769domain.com%2FAd%2FGoIEx%2FSWtuNTFrVmdnUUI0V0V3dWFiVTdnNXBWa2JhZjdEa0drZjVhYUZiS2drYS9ZZzVZTktHUUdjQVRxY2hibVB4RVZkclNVaGZlMFljWjd2cFNHeDJxc0JhOGlqQzhFTjUzQzkvckRjZm14b1NaOHRwOW02a0NuRDh4azFFWGxPRnNMRDBCRGtyODNiRHVRcmJNWWtwRzB5Wk5rMlFrc3BrWk5KM1NtU0tndUpVPQ2\">kale<\/a> Shiinaha ayaa ka dhaafaya daymo badan oo Zimabwe lagu lahaa, waana taas tan keentay in lacagta Yuan dalka Zimbabwe ay isitcmaasho.<\/p>\n<p>Dhanka kale, dhaqaaleyahan dalka Zimbabwe u dhashay ayaa ku tilmaamay hadalka kazoo yeeray wasiirka maaliyadda dalkaas mid xujo ah. wuxuuna xusay in Shiinaha uu si dad-ban u dhacayo khayraadka dabiiciga ah ee Zimbabwi; xilli dalkaas uu la daalaa-dhacayo culeys dhaqaale iyo mid siyaasadeed.<\/p>\n<p>Si kasta ha ahaatee, arrintani waxay meesha ka saaraysaa cunno-qabateyn muddo haysatay waddankaas oo ay saareen dalalka Reer galbeedka, laakiinse hadda u muuqda mid ay kaga badbaadi doona xiriirka cusub ee uu la yeeshay Shiinaha oo tartan adag kula jira wadamada Reer galbeedka marka ay noqoto xiriirrada Qaaradda Africa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumadda Zimbabwe ayaa ku dhawaaqaday in wixii hadda ka dambeeya dalkeeda laga isticmaalayo lacagta YUAN-ka ee dalka Shiinaha laga isitmcaalo, taasoo qayb ka ah qorshayaal uu Shiinuhu u soo bandhigay waddamada ku yaalla Koonfurta Afrika oo uu dhawaan hishiiyo taariikhi ah kula saxiixday Johannesburg. Shiinaha ayaa u ballanqaaday dallakan haddii lacagta Shiinaha ee YUAN ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":25802,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-25801","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25801","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25801"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25801\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25803,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25801\/revisions\/25803"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25802"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25801"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25801"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25801"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}