{"id":25768,"date":"2015-12-27T00:27:53","date_gmt":"2015-12-26T21:27:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25768"},"modified":"2015-12-27T00:38:25","modified_gmt":"2015-12-26T21:38:25","slug":"saciid-cqaadir-saciid-oo-loo-magacaabey-gudoomiyaha-deg-shangaani-halka-xilkii-laga-qaadey-gudoomiyihii-degmadaas-axmed-xasan-yalaxow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/12\/saciid-cqaadir-saciid-oo-loo-magacaabey-gudoomiyaha-deg-shangaani-halka-xilkii-laga-qaadey-gudoomiyihii-degmadaas-axmed-xasan-yalaxow\/","title":{"rendered":"Saciid C\/qaadir Saciid oo loo magacaabey gudoomiyaha deg. SHangaani halka xilkii laga qaadey gudoomiyihii degmadaas Axmed Xasan Yalaxow."},"content":{"rendered":"<p>Wareegto ku taariikheysnayd 24-kii bishan December oo kasoo baxday maanta wasaarada arrimaha gudaha iyo federaalka Xukuumadda Somalia ayaa lagu xusay in guddoomiyihii hore ee degmada Shangaani ee gobolka Banaadir, Siciid C\/qaadir Siciid mar kale dib loogu magacabay xilkaas.<\/p>\n<p>Siciid C\/qaadir ayaa xilka ka qaaday bishii Juun ee sannadkan 2015-ka guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir iyo duqii Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen [Muun-gaab], waxaana xilkaas loo magacaabay Axmed Xasan Yalaxoow oo isna maanta xilkaas laga qaaday.<\/p>\n<p>Hadaba akhriso wareegtadii ka soo baxdey wasaaradda arrimaha gugadaha D.F.S.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"http:\/\/hiiraan.com\/images\/2015\/Dec\/20151226635867147912934177Magacaabidda_Guddoomiyaha_Shingaani_Xamar.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wareegto ku taariikheysnayd 24-kii bishan December oo kasoo baxday maanta wasaarada arrimaha gudaha iyo federaalka Xukuumadda Somalia ayaa lagu xusay in guddoomiyihii hore ee degmada Shangaani ee gobolka Banaadir, Siciid C\/qaadir Siciid mar kale dib loogu magacabay xilkaas. Siciid C\/qaadir ayaa xilka ka qaaday bishii Juun ee sannadkan 2015-ka guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":25770,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-25768","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25768","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25768"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25768\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25769,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25768\/revisions\/25769"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25770"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25768"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25768"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25768"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}