{"id":25715,"date":"2015-12-23T17:38:18","date_gmt":"2015-12-23T14:38:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25715"},"modified":"2015-12-23T17:47:40","modified_gmt":"2015-12-23T14:47:40","slug":"madaxweynaha-somaliland-siilaanyo-oo-magacaabey-qaar-kamid-noqonaya-xukuumadiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/12\/madaxweynaha-somaliland-siilaanyo-oo-magacaabey-qaar-kamid-noqonaya-xukuumadiisa\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliland Siilaanyo oo magacaabey qaar kamid noqonaya maamulkiisa."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland Axmed Siillaanyo ayaa xallay xilli dambe soo saaray isku shaandheyn iyo magacaabid masuuliyiin cusub, taas oo qaarna xilkii ka qaaday qaarna isku bedelay.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed uu ku saxeexan yahay afhayeenka madaxweynaha Xuseen Deyr oo nuqu ka mid ahi warsom soo gaadhay ayaa u qornaa sidan:<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu caawa Digreeto Madaxweyne oo Summadeedu tahay JSL\/M\/XERM\/249-3730\/122015 uu Magacaabis, Xilka qaadis iyo Bedel ku sameeyey Masuuliyiin kala duwan oo ay ka mid yihiin Gudoomiyeyaasha Gobolada, Agaasimeyaasha Guud, La-taliyeyaasha Madaxweynaha iyo Xubno kale oo dhawra\u201d.<\/p>\n<p><strong>Masuuliyiinta uu magacaabay waxay kala ahaayeen kuwan hoosta ku qoran:<\/strong><\/p>\n<ol>\n<li>In Mudane, Maxamed Ibraahin Aadan (Qabo), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Togdheer ee Somaliland. (Hore La-taliye Madaxweyne)<\/li>\n<li>In Mudane, Jaamac Yuusuf Axmed, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Saaxil ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/li>\n<li>In Mudane, Farxaan Xasan Cabdi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Sellel ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/li>\n<li>In Mudane, Axmed Maxamed Xaashi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Daadmadheedh ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/li>\n<li>In Mudane, Jaamac Ciise X. Shaacuur, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Xaysimo ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/li>\n<li>In Mudane, Naaleeye Axmed Sheekh Jaamac, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Sanaag ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/li>\n<li>In Mudane, Jaamac Dheeg Cartan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Buuhoodle ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/li>\n<\/ol>\n<p><strong>MAGACAABIDA AGAASIMEYAASHA GUUD<\/strong><\/p>\n<ol>\n<li>In Mudane, Saleebaan Siciid Cali, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee JSL.<\/li>\n<li>In Mudane, Xasan Cumar Hoori, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta ee JSL.<\/li>\n<li>In Mudane, Maxamed Sheekh Cumar Xasan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Komishanka Maamul Wanaagga ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/li>\n<li>In Mudane, Cabdi-naasir X. Daa&#8217;uud Warsame, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dib-u-dejinta ee JSL.<\/li>\n<li>In Mudane, Cabdi-rashiid Axmed Guuleed, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah ee JSL.<\/li>\n<li>In Mudane, Shariif Ibraahim Cumar, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Xafiiska Diiwaanka Sekada Jamhuuriyadda Somaliland.<\/li>\n<\/ol>\n<p><strong>MAGACAABIDA LA-TALIYEYAASHA MADAXWEYNAHA:<\/strong><\/p>\n<ol>\n<li>In Mudane, Cawil Cali Ducaale, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado La-taliyaha Madaxweynaha ee Ictiraaf Raadinta iyo Arrimaha Wada-hadallada Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya.<\/li>\n<li>In Mudane, Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Cabdillaahi Jawaan), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Doorashooyinka Jamhuuriyadda Somaliland.<\/li>\n<li>In Mudane, Fahmi Cabdi Bidaar, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Hay&#8217;addaha Caalamiga Ah iyo Kuwa Maxaliga Ah.(Bedel Gudoomiyihii hore ee Saaxil)<\/li>\n<\/ol>\n<p><strong>MAGACAABIDA XUBNAHA GUDDIDA KOMISHANKA MAAMUL WANAAGA:<\/strong><\/p>\n<ol>\n<li>In Mudane, Mukhtaar Cismaan Cabdi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado xubin ka tirsan Komishanka Maamul-wanaagga ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/li>\n<li>In Mudane, Mukhtaar Yaasiin Cali, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado xubin ka tirsan Komishanka Maamul-wanaagga ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/li>\n<li>In Mudane, Axmed Jaamac Maxamuud, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado xubin ka tirsan Komishanka Maamul-wanaagga ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/li>\n<li>In Mudane, Carab Nuur Xandulle, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado xubin ka tirsan Komishanka Maamul-wanaagga ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/li>\n<\/ol>\n<p><strong>MAGACAABIDA MAAREEYE KU-XIGEENKA TELEFISHANKA QARANKA<\/strong><\/p>\n<ol>\n<li>In Mudane, Mustafe Maxamuud Qodax, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Maareeye Ku-xigeenka Telefishanka Qaranka Madaxa Bannaan ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/li>\n<\/ol>\n<p><strong>MASUULIYIINTA XILKA LAGA QAADAY.<\/strong><\/p>\n<ol>\n<li>Mudane, Cali Cawil Cabdi Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Daadmadheedh<\/li>\n<li>Mudane, Cabdirisaaq Waaberi Rooble\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Sellel<\/li>\n<li>Mudane, Ismaaciil Cabdi Xassan\u00a0\u00a0 Guddoomiye Ku-xigeenkii Hore ee Gobolka Sanaag.<\/li>\n<li>Mudane, Maxamed Jibriil Yoonis\u00a0\u00a0 Agaasimihii Guud (Hore) ee Wasaaradda Dib-u-derjinta<\/li>\n<li>Mudane, Xuseen Cabdillaahi Jaamac\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Guddoomiye Ku-xigeenkii Hore Komishanka Maamul Wanaagga<\/li>\n<li>Mudane, Qaasim Xasan Mataan\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Maareeye Ku-xigeenkii Hore ee TV-ga Qaranka<\/li>\n<\/ol>\n<p>Dhammaan waxaan idinka Mahad celinayaa Mudadii aad Xilalka Qaranka soo hayseen. Xilalka qaranka ayey dabcigeeda tahay in ay meerto noqoto oo kolba cidii hanan karta loo dhiibo.<\/p>\n<p>Sidaa darteed, waxaan gartay in aan idinka qaado xilalkii aad qaranka u hayseen. Haddaba, waxaan idinka rajaynayaa in aad si niyad-sami ah ugu wareejisaan xilkii aad qaranka u hayseen Masuuliyiinta Cusub een u soo igmaday Xilkaasi isaga ah.<\/p>\n<p>Masuuliyiinta ay khusayso arrintanina waxaan farayaa inay sida ugu haboon ugu kala wareejiyaan masuuliyiintaasi Xilalka.\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland Axmed Siillaanyo ayaa xallay xilli dambe soo saaray isku shaandheyn iyo magacaabid masuuliyiin cusub, taas oo qaarna xilkii ka qaaday qaarna isku bedelay. War-saxaafadeed uu ku saxeexan yahay afhayeenka madaxweynaha Xuseen Deyr oo nuqu ka mid ahi warsom soo gaadhay ayaa u qornaa sidan: \u201cMadaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":25718,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-25715","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25715","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25715"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25715\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25719,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25715\/revisions\/25719"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25718"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25715"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25715"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25715"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}