{"id":257,"date":"2011-04-30T14:16:07","date_gmt":"2011-04-30T14:16:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=257"},"modified":"2011-04-30T17:51:13","modified_gmt":"2011-04-30T17:51:13","slug":"war-deg-deg-ah-dagaal-xoogan-oo-ka-dhacay-inta-u-dhaxeysa-bxaawo-garbahareey-iyo-mujaahidiinta-al-shabaab-oo-la-wareegay-gawaari-dagaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/04\/war-deg-deg-ah-dagaal-xoogan-oo-ka-dhacay-inta-u-dhaxeysa-bxaawo-garbahareey-iyo-mujaahidiinta-al-shabaab-oo-la-wareegay-gawaari-dagaal\/","title":{"rendered":"War Deg Deg ah &#8221; Dagaal Xoogan oo Ka Dhacay Inta U Dhaxeysa B\/Xaawo &#038; Garbahareey Iyo Mujaahidiinta Al Shabaab oo la Wareegay Gawaari Dagaal"},"content":{"rendered":"<p>Dagaalkan oo udhaxeeyey Cutubyo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab &amp; Malayshiyaad Gadaal ay kasooriixayso Itoobiya ayaa maanta swaxa Uu ka Dhacay Inta U Dhaxeysa Degmooyinka garbahaarey Iyo Beled xaawo ee Gobolka Gedo<\/p>\n<p>Wararka nagasoogaraya Deegaano udhaxeeyo B\/xaawo &amp; Garbahaarey ayaa shegaya in Ciidamo katirsan Mujaahidiinta Alshabaab<\/p>\n<p>ay weerar kuqaadeen Maleyshiyaad katirsan TFG-da oo sitay gawaari Dagaal<\/p>\n<p>Goob joogayaal kusugan goobta Dagaalka Uu kadhacay ayaa usheegay Warsom in ciidamada Mujaahidiinta Alshabaab ay la Wareeygeen 2 gaari oo Midi uu yahay Cabdi Bile halka Midka Kalena UU Ahaa gawaariada lagu daabulo Ciidamada<\/p>\n<p>Waxaana sidoo Kale Goob Joogayaashaasi Inaao cadeeyeeen In Goobtii Uu dagaalka ka Dhacay ay daadsanaayen Maleeshiyaad ka tirsan Kuwa Weerarka Lagu qaaday<\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-small;\">\u00a0<\/span><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/span><\/em><\/strong><\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff; font-family: Times New Roman;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/span><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff; font-family: Times New Roman;\">webmaster@warsom.com<\/span><\/span><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaalkan oo udhaxeeyey Cutubyo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab &amp; Malayshiyaad Gadaal ay kasooriixayso Itoobiya ayaa maanta swaxa Uu ka Dhacay Inta U Dhaxeysa Degmooyinka garbahaarey Iyo Beled xaawo ee Gobolka Gedo Wararka nagasoogaraya Deegaano udhaxeeyo B\/xaawo &amp; Garbahaarey ayaa shegaya in Ciidamo katirsan Mujaahidiinta Alshabaab ay weerar kuqaadeen Maleyshiyaad katirsan TFG-da oo sitay gawaari Dagaal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-257","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/257","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=257"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/257\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":260,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/257\/revisions\/260"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=257"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=257"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=257"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}