{"id":2567,"date":"2011-08-10T13:45:44","date_gmt":"2011-08-10T13:45:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2567"},"modified":"2011-08-10T13:45:44","modified_gmt":"2011-08-10T13:45:44","slug":"madaxweyne-shariif-iyo-wufuud-kale-oo-dib-ugu-soo-laabtay-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/madaxweyne-shariif-iyo-wufuud-kale-oo-dib-ugu-soo-laabtay-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Shariif Iyo Wufuud Kale Oo Dib Ugu Soo Laabtay Magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/Hi.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2569\" title=\"Hi\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/Hi-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"424\" height=\"276\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n<p>\u00a0Madaxweynaha TFG-da iyo Wufuud Kale uu hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay gudaha Magaalada Muqdiso kadib markii uu booqasho ku tagay dalka Tanzania.<\/p>\n<p>maanta ayaa waxaa Gegeda diyaaradaha ee Aadan Cadde soo Gaaray diyaarad Siday wafdi uu hoggaaminayay Madaxweynaha Dowlada TFG-da \u00a0Sh. Shariif Sh. Axmed kuwaas oo SOcdaal ku tagay Magalada Daara salaam ee caasimadda Dalkaasi Tansaania.<\/p>\n<p>Wafdigii La Socday Shariif Shi. Axmed Oo \u00a0maanta dib ugu soo labtay dalka ayaa waxaa ka mid ah mudane Maxamed Maxamuud Xaji Oo Ah R\/wasare Ku xigeenka ahan Wasiirka Arrimaha dibadda, Ku Xigenka R\/wassaaraha Soomaaliya ahna wasiirka Difaaca Mudane Xuseen Carab Ciise, Wasiirka Haweenka Marwo Maryan Aweys, Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Abukate Ceydiid C\/llaahi Ilkaxanaf iyo Wufuud Kale<a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/hi2.jpg\"><\/a><\/p>\n<p>MAdaxweynaha Dowlada TFG-da iyo wafdigiisa ayaa waxa ay kulammo la soo qaateen Madax ka tirsan Dalka Tanzania uu ka mid ahaa Madaxweynaha dalka Tanzania <strong>Jikaya kiguweeti<\/strong> iyadoo ka horna uu socdaal wafdigu safar ku soo maray waddanka Ugandha halkaas oo uu kula kulamy Madaxweynaha Ugandha \u00a0<strong>Yuweeri Musaveni<\/strong> iyo mas\u2019uuliyiin kale oo ka tirsan Dowladahaasi Uu Safarada Kala Duwan Ku Soo Kala Maraya.<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) \u00a0Madaxweynaha TFG-da iyo Wufuud Kale uu hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay gudaha Magaalada Muqdiso kadib markii uu booqasho ku tagay dalka Tanzania. maanta ayaa waxaa Gegeda diyaaradaha ee Aadan Cadde soo Gaaray diyaarad Siday wafdi uu hoggaaminayay Madaxweynaha Dowlada TFG-da \u00a0Sh. Shariif Sh. Axmed kuwaas oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2567","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2567","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2567"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2567\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2571,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2567\/revisions\/2571"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2567"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2567"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2567"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}