{"id":25651,"date":"2015-12-20T19:13:17","date_gmt":"2015-12-20T16:13:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25651"},"modified":"2015-12-20T19:23:37","modified_gmt":"2015-12-20T16:23:37","slug":"gobolka-hiiraan-oo-gudoomiye-cusub-loo-magacaabey-yuusuf-dabageed-ayaa-markale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/12\/gobolka-hiiraan-oo-gudoomiye-cusub-loo-magacaabey-yuusuf-dabageed-ayaa-markale\/","title":{"rendered":"Gobolka Hiiraan oo gudoomiye cusub loo magacaabey Yuusuf Dabageed ayaa markale!!"},"content":{"rendered":"<p>Warar soo baxay maanta ayaa sheegaya in Dowladda Soomaaliya ay u magacaawday guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar [Daba-geed] oo horay labo jeer guddoomiye uga soo noqday gobolka.<\/p>\n<table>\n<tbody>\n<tr>\n<td><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>Mid ka mid ah saraakiisha xarunta maamulka gobolka Hiiraan ayaa warsom u sheegay in shir goor-dhaw ka dhacay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne ay wafdigii ka socday dowladda Somalia ku shaaciyeen in maanta laga billaabo uu Gobolka Hiiraan guddoomiye k yahay Yuusuf Daba-geed.<\/p>\n<p>Sidoo kale warka arrintaan ku saabsan waxaa warsom u xaqiijiyay guddoomiye ku-xigeenka arrimaha siyaasada iyo ammniga gobolka Hiiraan, Maxamed Ibraahim C\/llaahi oo sheegay in lagu soo war-galiyay magacaabista guddoomiyaha cusub.<\/p>\n<p>Yuusuf Dabo-geed oo markii saddexaad guddoomiye ka noqonaya gobolka ayaa badalaya guddoomiyihii hore ee gobolka, C\/fataax Xasan Afrax oo Muqdisho u jooga baaritaanka kiiska la xiriira sarkaal ka tirsanaa hay\u2019adda QM ee UNMASS oo bishii hore lagu dilay Beledweyne.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar soo baxay maanta ayaa sheegaya in Dowladda Soomaaliya ay u magacaawday guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar [Daba-geed] oo horay labo jeer guddoomiye uga soo noqday gobolka. Mid ka mid ah saraakiisha xarunta maamulka gobolka Hiiraan ayaa warsom u sheegay in shir goor-dhaw ka dhacay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":25653,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-25651","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25651","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25651"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25651\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25655,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25651\/revisions\/25655"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25653"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25651"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25651"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25651"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}