{"id":25625,"date":"2015-12-17T22:05:03","date_gmt":"2015-12-17T19:05:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25625"},"modified":"2015-12-17T22:12:28","modified_gmt":"2015-12-17T19:12:28","slug":"askeri-toogasho-ku-diley-taliyihii-ciidanka-birmadka-berbera-oo-gacanta-lagu-dhigey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/12\/askeri-toogasho-ku-diley-taliyihii-ciidanka-birmadka-berbera-oo-gacanta-lagu-dhigey\/","title":{"rendered":"Askeri toogasho ku diley taliyihii ciidanka birmadka Berbera oo gacanta lagu dhigey."},"content":{"rendered":"<p>ALLAHA u raxmadee taliyihii ciidanka Birmadka Somaliland Aadan Guuleed Daahir [Tallaabo] ayaa maanta waxaa toogasho ku dilay askari ka tirsanaa ciidankiisa, kaddib markii taliyuhu amar uu siiyay u hoggaansami waayey, uuna ku furay taliyihiisa rasaas sababtay dhimashadiisa.<\/p>\n<p>Askariga oo aan la garanayn sababta uu rasaasta ugu furay taliyahiisa, ayaa waxay rasaastii uu furay sababtay in taliyuhu markiiba u geeriyoodo, waxaana maydka taliyaha la dilay la geeyay isbitaalka magaalada Berbera, iyadoo askarigii dilka gaystayna xabsiga lagu hayo.<\/p>\n<p>Toogashada taliyahan waxaa ka dhashay mudaharaad ay dad diiddan dilkaasi iskugu soo baxeen magaaladda Berbera, inkastoo markiiba ciidanku kala dareeriyeen.<\/p>\n<p>Alle ha u naxariistee marxuum Tallaabo, ma ahan taliyihii u horreeyay ee ay askar ka tirsan ciidamada Somaliland toogasho ku dilaan, waxaana muddooyinkan dambe la arkayay askar taliyeyaashooda tooganaya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>ALLAHA u raxmadee taliyihii ciidanka Birmadka Somaliland Aadan Guuleed Daahir [Tallaabo] ayaa maanta waxaa toogasho ku dilay askari ka tirsanaa ciidankiisa, kaddib markii taliyuhu amar uu siiyay u hoggaansami waayey, uuna ku furay taliyihiisa rasaas sababtay dhimashadiisa. Askariga oo aan la garanayn sababta uu rasaasta ugu furay taliyahiisa, ayaa waxay rasaastii uu furay sababtay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":25627,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-25625","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25625","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25625"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25625\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25626,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25625\/revisions\/25626"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25627"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25625"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25625"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25625"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}