{"id":25602,"date":"2015-12-16T22:45:26","date_gmt":"2015-12-16T19:45:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25602"},"modified":"2015-12-16T22:50:43","modified_gmt":"2015-12-16T19:50:43","slug":"wada-tashiga-hiigsiga-2016ka-oo-la-soo-gaban-gabeeyey-iyo-qodobo-laga-soo-saarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/12\/wada-tashiga-hiigsiga-2016ka-oo-la-soo-gaban-gabeeyey-iyo-qodobo-laga-soo-saarey\/","title":{"rendered":"Wada tashiga hiigsiga 2016ka oo la soo gaban gabeeyey iyo qodobo laga soo saarey."},"content":{"rendered":"<p>Shirkii looga Tashanayay Qaabka ay noqon doonto doorashada dalka ka dhici doonta sannadka 2016-ka ayaa goor-dhow lasoo gaba-gabeeyay, iyadoo laga soo saaray war-murtiyeedka koobnaa toddoba qodob.<\/p>\n<p>Inkastoo shirkan inuu furmo ay muddo qaadatay, ayaa wax yar kaddib markii uu furmay la soo gunaanaday, waxaana qodobada laga soo saaray ka mid ah; in la sameeyo Aqalka sare iyo Aqalka hoose ee baarlamaanka, iyadoo la isku dheeli tirayo; qaabka lagu soo xulayana ay noqoto hannaanka 4.5-ka iyo hannaan deegaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, qodobada shirka laga soo saaray ayaa waxaa ka mid ah in shir kale la isugu soo laabto 10-ka bisha Jannaayo ee sanadka 2016, kaasoo lagu qabanayo magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, kaasoo laga ambaqaadi doono shirka maanta soo xirmay.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa waxaa goob-joog ka ahaa; madaxda dowladda Somalia, madaxda maamul-goboleedyada dalka, mas\u2019uuliyiin ka socda gobollada Shabeelaha dhexe iyo Hiiraan, xubno ka socday ururrada bulshada rayidka ah iyo xubno ka socday Beesha Caalamka.<\/p>\n<p><strong>Haddaba; AKHRISO Qodobbadii kasoo baxay shirkii doorashooyinka ee Muqdisho;<\/strong><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"http:\/\/hiiraan.com\/images\/2015\/Dec\/20151216635858674894470389Warbixintii_Shirkii_Muqdisho_660.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirkii looga Tashanayay Qaabka ay noqon doonto doorashada dalka ka dhici doonta sannadka 2016-ka ayaa goor-dhow lasoo gaba-gabeeyay, iyadoo laga soo saaray war-murtiyeedka koobnaa toddoba qodob. Inkastoo shirkan inuu furmo ay muddo qaadatay, ayaa wax yar kaddib markii uu furmay la soo gunaanaday, waxaana qodobada laga soo saaray ka mid ah; in la sameeyo Aqalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":25604,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-25602","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25602","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25602"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25602\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25603,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25602\/revisions\/25603"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25604"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25602"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25602"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25602"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}