{"id":2554,"date":"2011-08-10T12:46:04","date_gmt":"2011-08-10T12:46:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2554"},"modified":"2011-08-10T12:46:04","modified_gmt":"2011-08-10T12:46:04","slug":"ra%e2%80%99iisul-wazaare-gaas-oo-xafiiskiisa-ku-soo-dhaweyey-wufuud-ka-kala-socota-caalamka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/ra%e2%80%99iisul-wazaare-gaas-oo-xafiiskiisa-ku-soo-dhaweyey-wufuud-ka-kala-socota-caalamka\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wazaare Gaas Oo Xafiiskiisa Ku Soo Dhaweyey Wufuud Ka Kala Socota Caalamka"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n<p><strong>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub iyo wafdi kale oo ka socday<\/strong><strong><br \/>\n<\/strong><strong>Bisha Cas ee dalka Iran.<\/strong><strong><\/strong><\/p>\n<p><strong>C\/Wali Max\u2019ed Cali (Gaas<\/strong>) Oo kulan la Qaatay Wafdigii uu hoggaaminayey <strong>George Mark Andre <\/strong>oo ah Madaxa Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa waxey uga wada hadleen labada mas\u2019uul iyo wafdigii la socdayba sidii loo xoojin lahaa xiriirka Midowga Yurub iyo Somalia. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa aad uga mahadceliyey booqashada wafdigan ay ku<br \/>\nyimaadeen xafiiskiisa Muqdisho, waxuuna warbixin ka siiyey xaaladda dalka, gaar ahaan guulihii dhanka amniga oo Al-Shabaab looga saaray dalka iyo arrimaha gargaarka<br \/>\nbani\u2019aadanimo. Ra\u2019iisul Wasaarahu waxuu sheegay in arrimaha macluusha ay yihiin kuwo aad u daran una baahan in Midowga Yurub ay kaalin mug leh ka qaataan<br \/>\ngurmadka abaaraha. Sidoo kale Ra\u2019iisul Wasaaraha waxuu ka codsaday Midowga Yurub inay Dowladda ka saacidaan qorsha xasilinta Muqdisho iyo sidii dalka oo dhan<br \/>\nloogu soo celin lahaa amni iyo kala danbeyn buuxda.<\/p>\n<p><strong>George Mark Andre<\/strong> ayaa u mahadceliyey Ra\u2019iisul Wasaaraha waqtigiisa qaaliga ah,isla markaana ku ammaanay guulaha amniga ee caasimadda, una xaqiijiyey in Midowga<br \/>\nYurub ay diyaar u yihiin inay saacidaan Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Waxuuna sheegay in Midowga Yurub ay kordhiyeen miisaniyaddii ay ugu talo galeen Somalia oo markii hore aheyd 250 million euro oo hadda laga dhigay 390 million euro.<br \/>\nWaxuuna sheegay inay ugu talo galeen gar-gaarka bani\u2019aadanimo lacag gaareysa 80million oo dollar.<\/p>\n<p>Dhanka Kale Ra\u2019iisul Wasaaraha waxuu xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday dalkaTurkiga oo uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Iskaashiga Caalamiga iyo horumarinta<br \/>\nee dalka Turkiga <strong>Mr Serdar CAM<\/strong>. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa soo dhoweeyey wafidga Turkiga una sheegay in Turki ay tahay dal xiriir qoto dheer la leh Somalia. Wafidga<br \/>\nTurkiga ayaa sheegay inay u yimaadeen Muqdisho si ay u saacidaan shacabka Soomaaliyeed, isla markaana ay soo wadaan mucaawanooyin hor leh.<\/p>\n<p>Dhamaadka Kulanadaasi Ayaa Waxa Uu\u00a0 Ra\u2019iisul Wasaaraha xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Bisha Cas ee dalka Iran oo u yimid Muqdisho inay saacidaan barakacayaasha,<br \/>\nwaxeyna sheegeen inay diyaarado iyo maraakiib mucaawano ah ay keeni doonaan dhowaan dalka. Wafdigan waxaa la socday mas\u2019uuliyiin ka socotay Bisha Cas ee<br \/>\nSomalia. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa ku ammaanay dalka Iran dadaaladooda ku wajahan gar-gaarka bani\u2019aadanimo kana codsaday inay shacabka barakacayaasha gar-gaaraan<br \/>\noo ay gar-gaarka gaarsiiyaan dhammaan gobolada shacabku ku tabaaleysanyahay.<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub iyo wafdi kale oo ka socday Bisha Cas ee dalka Iran. C\/Wali Max\u2019ed Cali (Gaas) Oo kulan la Qaatay Wafdigii uu hoggaaminayey George Mark Andre oo ah Madaxa Midowga Yurub [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2554","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2554","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2554"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2554\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2557,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2554\/revisions\/2557"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2554"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2554"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2554"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}