{"id":25513,"date":"2015-12-10T20:21:26","date_gmt":"2015-12-10T17:21:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25513"},"modified":"2015-12-10T20:26:10","modified_gmt":"2015-12-10T17:26:10","slug":"paul-kegami-oo-mar-sadexaad-doorasho-u-taagan-iyo-shacabka-rwanda-oo-afti-dastuur-laga-qaadayo-18ka-bishan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/12\/paul-kegami-oo-mar-sadexaad-doorasho-u-taagan-iyo-shacabka-rwanda-oo-afti-dastuur-laga-qaadayo-18ka-bishan\/","title":{"rendered":"PAUL KEGAMI;- oo mar sadexaad doorasho u taagan iyo shacabka Rwanda oo afti dastuur laga qaadayo 18ka bishan."},"content":{"rendered":"<p>Shacabka Rwanda ayaa Toddobaadka soo socda u codeyn doona isbedelka lagu sameeyay dastuurka waddankaas, kaasoo madaxweyne, Paul Kagame u ogolaanaya inuu mar saddexaad u tartamo hoggaanka Rwanda, sida ay sheegeen mas\u2019uuliyiin ka tirsan xukuumadda Kigali.<\/p>\n<p>Isbedelka lagu sameeyay dastuurka Rwanda ayaa wuxuu fursad u siinayaa mar kale inuu xilka hoggaanka dalkaas ii hayo Kagama illaa sananadka 2034-ka, iyadoo mas\u2019uuliyiinta xukuumadda ay sheegeen in aftida dadweyne ee dastuurka loo qaadayo ay dhici doonto 18-ka bishan December.<\/p>\n<p>Balse, xukuumadda Mareykanka ayaa ugu baaqday madaxweyne Kagame inuu ka dago xilka marka uu xilligiisa dhammaado sannadka 2017-ka, isla markaana uu u noqdo hog-gaamiyeyaasha Afrika inay xilka ka dagaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, xildhibaannada baarlamaanka Rwanda ayaa ansixiyay bishii aynu kasoo gudu-bnay isbedelka lagu sameeyay dastuurka dalkaas, kaasoo madaxweynaha Rwanda Kagame u ogolaanaya inuu xilka madaxnimo u tartamo sannadka 2017-ka.<\/p>\n<p>Qodobbada dastuurka dalka Rwanda ee isbedelka lagu sameeyay ayaa waxaa ka mid ah in la yareeyay xilligii madaxweynuhu xilka haynayo oo toddoba sano horay u ahayd; iyadoo laga dhigay muddo shan sannadood ah.<\/p>\n<p>Paul Kagame ayaa wuxuu xilka madaxnimo ee dalkaas u tartami doonaa laba xilli oo kale, iyadoo la filayo in isbedelkan lagu sameeyay dastuurka Rwanda ay dadweynaha dalkaas si fudud ku siin doonaan aftidooda ogolaashaha ah.<\/p>\n<p>Dhanka kale, madaxweyne Paul Kagame oo ka tirsan xisbiga Rwanda Patriotic Front ayaa xilka madaxnimo ee dalkaas qabtay markii uu dhamaaday xasuuqii waddankaas ka dhacay sannadkii 1994-kii, kaasoo lagu dilay in ku dhow 800,000 oo qof.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, madaxweynaha waddanka Rwanda ayaa ku dhawaaqay inuu mar saddexaad hoggaanka dalkaas u tartami doono; sida uu shaaciyay wargeys ku hadla afka xukuumadda Kigali.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shacabka Rwanda ayaa Toddobaadka soo socda u codeyn doona isbedelka lagu sameeyay dastuurka waddankaas, kaasoo madaxweyne, Paul Kagame u ogolaanaya inuu mar saddexaad u tartamo hoggaanka Rwanda, sida ay sheegeen mas\u2019uuliyiin ka tirsan xukuumadda Kigali. Isbedelka lagu sameeyay dastuurka Rwanda ayaa wuxuu fursad u siinayaa mar kale inuu xilka hoggaanka dalkaas ii hayo Kagama illaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":25515,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[44,34,46,3,36],"tags":[],"class_list":["post-25513","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-facebook-com","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-twitter-com","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25513","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25513"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25513\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25514,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25513\/revisions\/25514"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25515"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25513"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25513"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25513"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}