{"id":25488,"date":"2015-12-08T22:21:59","date_gmt":"2015-12-08T19:21:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25488"},"modified":"2015-12-08T22:26:10","modified_gmt":"2015-12-08T19:26:10","slug":"qeyb-kamid-ah-barlamaanka-maamul-goboleedka-kg-oo-la-dhaariyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/12\/qeyb-kamid-ah-barlamaanka-maamul-goboleedka-kg-oo-la-dhaariyey\/","title":{"rendered":"Qeyb kamid ah Barlamaanka maamul goboleedka K\/G oo la dhaariyey."},"content":{"rendered":"<p>Madaxtooyada Baydhabo ayaa waxaa maanta lagu dhaariyay 89-xildhibaan oo ah xildhibaannadii ugu horreeyay ee baarlamaanka maamulka Koonfur-galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa xafladda dhaarinta xildhibaannadan cusub ayaa goobjoog ka ahaa madaxweynaha maamulka Koonfur-galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, mas&#8217;uuliyiin ka socda wasaarada arrimaha gudaha xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo xubno kale oo lagu casuumay.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Koonfur-galbeed Shariif Xasan oo goobta hadal ka jeediyay ayaa sheegay in xildhibaannada cusub laga rabo inay shacabka si wanaagsan ugu shaqeeyaan, maadaama ay yihiin kuwii bulshada matalayay.<\/p>\n<p>Shariif Xasan Sh. Aadan ayaa sidoo kale weydiistay odayaasha-dhaqanka Koonfur-galbeed oo xafladda ku sugnaa inay soo dhameystiraan xildhibaannada dhiman, inkastoo uusan ka sheegin goobta muddo lagu soo dhameystirayo xubnaha ka dhiman baarlamaanka.<\/p>\n<p>Dhanka kale, waxaa munaasabada ka hadlay odayaasha-dhaqanka maamulkaas oo muddo ku howlanaa soo xulista xildhibaannada, iyagoo sheegay inay waqti aad u badan geliyeen sidii xildhibaannada maanta la dhaariyay sidii loo soo xuli lahaa, kuwa harsanna ay soo dhameysitri doonaan xilliyada soo socda.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, xildhibaannada cusub ee maanta lagu dhaariyaya magaalada Baydhabo ayaa dhankooda ballan-qaaday in si wanaagsan ay ugu shaqeynayaan shacabka ay matalayaan, iyagoo noqonaya xildhibaannadii ugu horreeyay ee uu maamulkaas yeesho.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxtooyada Baydhabo ayaa waxaa maanta lagu dhaariyay 89-xildhibaan oo ah xildhibaannadii ugu horreeyay ee baarlamaanka maamulka Koonfur-galbeed Soomaaliya. Waxaa xafladda dhaarinta xildhibaannadan cusub ayaa goobjoog ka ahaa madaxweynaha maamulka Koonfur-galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, mas&#8217;uuliyiin ka socda wasaarada arrimaha gudaha xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo xubno kale oo lagu casuumay. Madaxweynaha Koonfur-galbeed Shariif Xasan oo goobta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":25490,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[44,34,46,3,36],"tags":[],"class_list":["post-25488","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-facebook-com","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-twitter-com","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25488","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25488"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25488\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25489,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25488\/revisions\/25489"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25490"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25488"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25488"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25488"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}