{"id":25473,"date":"2015-12-07T20:38:11","date_gmt":"2015-12-07T17:38:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25473"},"modified":"2015-12-07T20:42:56","modified_gmt":"2015-12-07T17:42:56","slug":"saraakiil-ka-tirsan-dagaal-yahanada-al-shabaab-oo-ay-ka-hadashey-ethiopia-hawl-gal-lagu-diley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/12\/saraakiil-ka-tirsan-dagaal-yahanada-al-shabaab-oo-ay-ka-hadashey-ethiopia-hawl-gal-lagu-diley\/","title":{"rendered":"Saraakiil ka tirsan dagaal yahanada AL-shabaab oo ay ka hadashey Ethiopia hawl gal lagu diley."},"content":{"rendered":"<p>Saraakiisha ciidamada Itoobiya ee qaybta ka ah hawl-galka AMISOM ayaa xusay in howlgal ay ka sameeyeen qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan ayku dileen rag ka tirsan xarrakada Al-shabaab.<\/p>\n<p>Sarkaal ka tirsan ciidanka Itoobiya ayaa sheegay in howlgalka uu ka danbeeyay weerar Al-shabaab ay ku qaadeen ciidammo ka tirsan kuwa dowladda Somalia iyo AMISOM sahay u siday ciidammo kale oo ku suganaa deegaanka Ceelcali ee galbeedka gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>&#8221;Dagaal dhawaan ka dhacay deegaanno ka tirsan galbeedka gobolka Hiiraan; kaddib markii ay xoogagga Al-shabaab isku dayeen inay is-hortagaan ciidan ka tirsanaa kuwa dowladda Somalia iyo AMISOM, waxaa halkaa ka bilaawday iska horimaad culus oo khasaare loogu geystay Al-shabaab,&#8221; ayuu yiri sarkaalkan ciidamada Itoobiya u hadlay.<\/p>\n<p>Sarkaalka ayaa xusay in dagaalkaas ay ku gacan siiyeen bulshada rayidka ah ee ku dhaqan deegaannada lagu dagaallamay, wuxuuna sheegay in haddii ay bulshadu ka Qayb-qaataan dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab in laga adkaan karo.<\/p>\n<p>Wuxuu sarkaalku beeniyay war kasoo yeeray Al-shabaab oo sheegatay in tiro askar ah ay kaga dileen dagaalkaas ciidamada dowladda Somalia iyo kuwa Itoobiya ee AMISOM ka tirsan.<\/p>\n<p>Dagaalka oo ka dhacay deegaanka Ceelbaar ee gobolka Hiiraan ayaa inta la og-yahay lagu dilay 13-ruux oo ka tirsan dhinacyadii uu iska-horimaadku dhax-maray.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiisha ciidamada Itoobiya ee qaybta ka ah hawl-galka AMISOM ayaa xusay in howlgal ay ka sameeyeen qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan ayku dileen rag ka tirsan xarrakada Al-shabaab. Sarkaal ka tirsan ciidanka Itoobiya ayaa sheegay in howlgalka uu ka danbeeyay weerar Al-shabaab ay ku qaadeen ciidammo ka tirsan kuwa dowladda Somalia iyo AMISOM sahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":25475,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[44,34,46,3,36],"tags":[],"class_list":["post-25473","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-facebook-com","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-twitter-com","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25473","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25473"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25473\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25474,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25473\/revisions\/25474"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25475"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25473"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25473"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25473"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}