{"id":25470,"date":"2015-12-07T20:17:08","date_gmt":"2015-12-07T17:17:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25470"},"modified":"2015-12-07T20:23:05","modified_gmt":"2015-12-07T17:23:05","slug":"ergeyga-mareykanka-ee-somaliya-iyo-mweyne-xasan-sheekh-oo-muqdisho-ku-kulmey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/12\/ergeyga-mareykanka-ee-somaliya-iyo-mweyne-xasan-sheekh-oo-muqdisho-ku-kulmey\/","title":{"rendered":"Ergeyga Mareykanka ee Somaliya iyo M\/weyne Xasan SHeekh oo Muqdisho ku kulmey."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho kula kulmay wakiilka dowladda Mareykanka ee arrimaha Somalia, David H. Kaeuper, iyagoo kawada hadlay xoojinta xiriirka u dhexeeya labada waddan.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh ayaa ergayga Mareykanka ee arrimaha Somalia uga war-bixiyay horumarka laga sameeyay amniga, siyaasadda, dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada Somalia sannadihii u lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>Sidoo kale, danjire Kaeuper ayaa dhinaciisa soo dhaweeyay dadaalka dib u heshiisiinta iyo wada-tashiyada siyaasadeed ee dalka ka socda, kuwaas oo uu sheegay inay yihiin kuwo ku qotoma Hiigsiga Somalia ee 2016-ka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, madaxweynaha Soomaaliya iyo wakiilka Mareykanka ayaa isku afgartay in Somalia laga taageero dhameystirka barnaamijyada siyaasada, sida; dhaqaalaha iyo amniga si dalku u sameeyo dib u soo kabasho buuxda.<\/p>\n<p>&#8211;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho kula kulmay wakiilka dowladda Mareykanka ee arrimaha Somalia, David H. Kaeuper, iyagoo kawada hadlay xoojinta xiriirka u dhexeeya labada waddan. Xasan Sheekh ayaa ergayga Mareykanka ee arrimaha Somalia uga war-bixiyay horumarka laga sameeyay amniga, siyaasadda, dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada Somalia sannadihii u lasoo dhaafay. Sidoo kale, danjire [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":25472,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[44,34,46,3,36],"tags":[],"class_list":["post-25470","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-facebook-com","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-twitter-com","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25470","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25470"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25470\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25471,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25470\/revisions\/25471"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25472"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25470"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25470"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25470"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}