{"id":25464,"date":"2015-12-06T23:52:51","date_gmt":"2015-12-06T20:52:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25464"},"modified":"2015-12-06T23:58:26","modified_gmt":"2015-12-06T20:58:26","slug":"dhaawacii-puntland-ee-dagaalkii-gkacyo-oo-ku-dacdareysan-muqdisho-kadib-markii-ay-ka-kala-dhuunteen-dawlada-dhexe-iyo-maamulka-puntland-fiiri-cabasho-ay-muujinayaan-eheladii-iyo-qoysaskii-ay-ka-dhash","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/12\/dhaawacii-puntland-ee-dagaalkii-gkacyo-oo-ku-dacdareysan-muqdisho-kadib-markii-ay-ka-kala-dhuunteen-dawlada-dhexe-iyo-maamulka-puntland-fiiri-cabasho-ay-muujinayaan-eheladii-iyo-qoysaskii-ay-ka-dhash\/","title":{"rendered":"DHaawacii Puntland ee dagaalkii G\/kacyo oo ku dacdareysan Muqdisho kadib markii ay ka kala dhuunteen dawlada dhexe iyo maamulka Puntland fiiri cabasho ay muujinayaan eheladii iyo qoysaskii ay ka dhasheen!!!"},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya eheladii iyo dadkii ay ka dhasheen dadkii dhaawaca ahaa ee ku dhaawacmey dagaalkii G\/kacyo isla markaasna xamar loo soo qaadey ayaa cabasho ka muujinaya dar xumo daryeel la&#8217;aan ku heysata magaalada Muqdisho gaar ahaan isbitaal Digfeer oo ay maamulaan dhaqaatiir Turkish ah.<\/p>\n<p>Dadka dhaawaca ah ayaa tiradoodu waxey ahey 9 qof oo laga sooqaadey dhinaca puntland,iyadoo markii isbitaalka la keeney meeshi looga kala dhqaaqey hadey tahey dawlada dhexe iyo xafiiska R\/W Cumar C\/rashiid iyo hadey tahey dhinaca maamulka puntland.<\/p>\n<p>DHaawaca ayaa sadex kamid ah waxaa la jiifiyey isbitaalka halka lixdii kale banaanka lagu soo tuurey,ayna ku dacdaresanyihiin meel aaney cidna ka aqoon,xafiiska R\/W Cumar C\/rashiid ayaa xaq loogu leeyahey dadkaas daryeelkooda isaga ayaana Xamar u qaadey ee waa in uu dadkaas daryeelaa ama guryaheena uu noogu soo celiyo wixii alle u qorey ayey marayaane ayey yiraahdeen dadkii ay ka dhasheen dhaawaca dhibaatesan iyagoo eheladu ku suganyihiin magaalada G\/kacyo dhinaca Puntland.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntiina arintan ayaa muujineysa in siyaasiyiintu aaney wax dan ah ka laheyn dadka ku wax yeelooba dagaalada ay marka hore hor boodayaan dhimashada iyo dhaawaca shacabkuna ay u yaalaan oo kaliya qoyska iyo ehelada ay kasoo jeedaan sidaas darteed waa in ay shacabku fahmaan siyysiyiinta dhiigooda wax ku helaya ama ku noqonaya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya eheladii iyo dadkii ay ka dhasheen dadkii dhaawaca ahaa ee ku dhaawacmey dagaalkii G\/kacyo isla markaasna xamar loo soo qaadey ayaa cabasho ka muujinaya dar xumo daryeel la&#8217;aan ku heysata magaalada Muqdisho gaar ahaan isbitaal Digfeer oo ay maamulaan dhaqaatiir Turkish ah. Dadka dhaawaca ah ayaa tiradoodu waxey ahey 9 qof [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":25466,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[44,34,46,3,36],"tags":[],"class_list":["post-25464","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-facebook-com","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-twitter-com","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25464","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25464"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25464\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25465,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25464\/revisions\/25465"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25466"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25464"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25464"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25464"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}