{"id":2545,"date":"2011-08-09T13:23:16","date_gmt":"2011-08-09T13:23:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2545"},"modified":"2011-08-09T13:23:16","modified_gmt":"2011-08-09T13:23:16","slug":"shiikh-xasan-daahir-oo-shir-jaraa%e2%80%99id-ku-qabtay-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/shiikh-xasan-daahir-oo-shir-jaraa%e2%80%99id-ku-qabtay-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Shiikh Xasan Daahir Oo Shir Jaraa\u2019id Ku Qabtay Magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/221.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2548\" title=\"22\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/221-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"381\" height=\"252\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Wafdi Oo Uu Hogaaminayo Sheekh Xasan Daahir Aweys Oo Ah Mas\u2019uul ka Tirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa kormeerro kala duwan ku Kala maray Qaar ka Tirsan Gobolada Dalka soomaaliya una kuur galayay xaaladaha abaareed Ee saameeyay dadka iyo duunyada.<\/p>\n<p>Sh.Xasana Daahir \u00a0Iyo Wufuudii Oo Uu Hogaaminayay Ayaa \u00a0Waxa ay socdalkooda ku mareen Gobolada Sh\/hoose,Bay Bakool iyo\u00a0 Gado Islamrkaana ay socdaalkooda ku soo gaba gabeeyeen iyagoo dib ugu soo noqday magalada Muqdisho waxaana inta wafdigaasi ay socdaalka ku jireen la kulmeen dad Shacab ah oo ay saameysay abaarta iyo sida loogu Samata Bixikaro .<\/p>\n<p>Waxaa ka mid ah goobahaasi magaalada Baydhabo oo qoysas loogu gurmanayay lana dajiyay xeryo loogu tala galay waxaana Sheekh Xasan Daahir Aweys markii uu dib ugu soo laabtay Magaalada \u00a0Muqdisho uu faah fahiyay waxyaabihii uu kula soo kulmay socdalkiisa .<\/p>\n<p>Shir jara&#8217;id oo uu qabtay\u00a0 wuxuu\u00a0 ku faah faahiyay arrinkaasi iyo sidoo kale heerka\u00a0 ay taagantahay Abaarta wuxuuna si aad ah u amaanay Wilaayaatka dalka ee ugurmanayo shacabkooda abaareysan .<\/p>\n<p>Shirkaaani Jaraa\u2019id Oo Uu Qabta Mas\u2019uulkaani Ka Tirsan Xarakada Shabaabul mujaahidiin Shiikh Xasan Daahir Aweys Ayaa waxa uu Ku Soo Aadayyaa Xilli Ay Dhamaan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab Isaga Huleeleen Magaalada Muqdisho Iyadoo Aanan Wax Dagaalka Ah Lagula Galin Goorta Ay Isaga Baxayeen Fariisimayaash ay Ku Lahaayeen Goobaha Ay Iminka Ka Bexeen<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Wafdi Oo Uu Hogaaminayo Sheekh Xasan Daahir Aweys Oo Ah Mas\u2019uul ka Tirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa kormeerro kala duwan ku Kala maray Qaar ka Tirsan Gobolada Dalka soomaaliya una kuur galayay xaaladaha abaareed Ee saameeyay dadka iyo duunyada. Sh.Xasana Daahir \u00a0Iyo Wufuudii Oo Uu Hogaaminayay Ayaa \u00a0Waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2545","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2545","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2545"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2545\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2550,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2545\/revisions\/2550"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2545"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2545"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2545"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}