{"id":25428,"date":"2015-12-04T20:48:46","date_gmt":"2015-12-04T17:48:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25428"},"modified":"2015-12-04T20:51:58","modified_gmt":"2015-12-04T17:51:58","slug":"dhinacyada-ku-dagaalamaya-gmudug-oo-ugas-craxmaan-ugas-khaliif-baaq-u-direy","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/12\/dhinacyada-ku-dagaalamaya-gmudug-oo-ugas-craxmaan-ugas-khaliif-baaq-u-direy\/","title":{"rendered":"DHinacyada ku dagaalamaya G\/mudug oo Ugas C\/raxmaan Ugas KHaliif baaq u direy."},"content":{"rendered":"<p>Ugaas C\/raxmaan Ugaas Khaliif &amp; golaha odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Beledweyne, waxaay ugu baaqeen dhinacyada ku dagaallamaya magaalada Gaalkacyo in ay xabada joojiyaan, wixii khilaaf ah u dhaxeeyana ku dhameystaan wada-hadal.<\/p>\n<p>Ugaas C\/raxmaan ayaa ku tilmaamay dagaallada magaalada Gaalkacyo kuwa nasiib darro ah oo wax laga faa&#8217;iidayo jirin, isaga oo intaa ku darray in looga baahan yahay madaxdaa bulshada guud ahaan haddii ay ahaan lahaayeen kuwa siyaasada, dhaqanka, iyo culimmada intaba in ay u istaagaan siddii looga hortagi lahaa dhiig danbe oo ku daa&#8217;da magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>\u201cDhinacyada ku lugta leh dagaalka waxaan leeyahay shacabka xabbad lagu maamuli karo, mas&#8217;uuliyada aad heysaa Alle uga baqa, haddii uu jirro khilaaf waa in aad ku dhameysataan wada-hadal&#8221; ayuu yiri Ugaas C\/raxmaan Ugaas Khaliif.<\/p>\n<p>Ugaas C\/raxmaan ayaa dhinaca kale sheegay in colaada Soomaaliya sii soco doonto in lagu howlan yahay nidaamka federaalka, siddaa daraadeed looga baahan yahay siyaasiyiinta Soomalida in ay fiiro-gaar ah arintaa u yeeshaan.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, Ugaas C\/raxmaan iyo gollaha odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ayaa ku booriyay madaxda maamulada Puntland iyo Galmudug in ay u turaan dadka maatida ah ee ku dhimanaya dagaallada kuwaa oo aan u qalmin in lagu dul dagaallamo.<\/p>\n<p>Dagaalladii ugu danbeeyay ee ka dhacay magaalada Gaalkacyo ayaa sababay dhimashada in ka badan 30 ruux, halka tiro kale oo intaa ka sii badanna ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugaas C\/raxmaan Ugaas Khaliif &amp; golaha odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Beledweyne, waxaay ugu baaqeen dhinacyada ku dagaallamaya magaalada Gaalkacyo in ay xabada joojiyaan, wixii khilaaf ah u dhaxeeyana ku dhameystaan wada-hadal. Ugaas C\/raxmaan ayaa ku tilmaamay dagaallada magaalada Gaalkacyo kuwa nasiib darro ah oo wax laga faa&#8217;iidayo jirin, isaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":25431,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[44,34,46,3,36],"tags":[],"class_list":["post-25428","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-facebook-com","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-twitter-com","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25428","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25428"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25428\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25430,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25428\/revisions\/25430"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25431"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25428"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25428"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25428"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}