{"id":25375,"date":"2015-12-01T21:31:59","date_gmt":"2015-12-01T18:31:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25375"},"modified":"2015-12-01T21:44:31","modified_gmt":"2015-12-01T18:44:31","slug":"al-qaacidada-an-nusra-eedagaalanta-gudaha-suuriya-oo-siideysey-16-qof-kuwaasoo-u-dhashey-dalka-lubnaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/12\/al-qaacidada-an-nusra-eedagaalanta-gudaha-suuriya-oo-siideysey-16-qof-kuwaasoo-u-dhashey-dalka-lubnaan\/","title":{"rendered":"AL-qaacidada AN-Nusra eedagaalanta gudaha Suuriya oo siideysey 16 qof kuwaasoo u dhashey dalka Lubnaan."},"content":{"rendered":"<p>Kooxda An-Nusra oo ka dagaalanta dalka Suuriya, isla markaana xiriir la leh Al-Qaacida ayaa sii daysay maanta 16-askari oo dalka Lubnaan u dhashay, taasoo qeyb ka ah heshiis maxaabiista lagu kala wareegsanayo oo ay fududeysay xukuumadda Qatar.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan xukuumadda Lubnaan ayaa warbaahinta wararka wadanka Lubnaan ayaa sheegay inay is-weydaarsiga maxaabiista ay ka socota magaalada Arsal oo ka tirsan dalka Lubnaan oo ku dhow xadka u dhexeeya waddamada Suuriya iyo Lubnaan.<\/p>\n<p>Xoogaga kooxda An-Nusra ayaa 25-askari oo ka tirsan ciidamada dalka Lubnaan waxay ku qafaasheen weerar ka dhacay bishii August ee 2014-kii; magaalada Arsal oo Waqooyi-bari dalka Lubnaan ku taalla.<\/p>\n<p>Sidoo kale, kooxdan ayaa dilay 10 askari intii uu socday weerarka; iyadoo dagaalkaas uu qarxay kaddib markii kooxdan An-Nusra ay ka caroortay nin u dhashay dalka Suuriya oo ka tirsan oo xukuumadda Lubnaan ay xabsiga dhigtay.<\/p>\n<p>Dhanka kale, maxaabiis is-dhaafsigan ayaa wuxuu qayb ka ahaa in xukuumadda Lubnaan ay sii-daysay maxaabiis ka tirsan kooxda An-Nusra, iyagoo kooxdu ay sidoo kale dib ugu celisay Lubnaan meydka askari ay horay u dileen.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Kooxda An-nusra oo xiriir la leh Al-Qaacida ayaa waxay askartaan gacanta ku hayeen 16-kan askari oo u dhashay dalka Lubnaan in ka badan lix iyo toban bilood.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda An-Nusra oo ka dagaalanta dalka Suuriya, isla markaana xiriir la leh Al-Qaacida ayaa sii daysay maanta 16-askari oo dalka Lubnaan u dhashay, taasoo qeyb ka ah heshiis maxaabiista lagu kala wareegsanayo oo ay fududeysay xukuumadda Qatar. Mas\u2019uuliyiin ka tirsan xukuumadda Lubnaan ayaa warbaahinta wararka wadanka Lubnaan ayaa sheegay inay is-weydaarsiga maxaabiista ay ka socota [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":25377,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[44,34,46,3,36],"tags":[],"class_list":["post-25375","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-facebook-com","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-twitter-com","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25375","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25375"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25375\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25376,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25375\/revisions\/25376"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25377"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25375"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25375"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25375"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}