{"id":25355,"date":"2015-11-30T20:28:56","date_gmt":"2015-11-30T17:28:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25355"},"modified":"2015-11-30T20:38:34","modified_gmt":"2015-11-30T17:38:34","slug":"rw-cumar-crashiid-iyo-mweynaha-galmudug-ckariin-oo-hambalyo-u-direen-xubnaha-xisbiga-midnimada-jamhuuriga-ee-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/11\/rw-cumar-crashiid-iyo-mweynaha-galmudug-ckariin-oo-hambalyo-u-direen-xubnaha-xisbiga-midnimada-jamhuuriga-ee-puntland\/","title":{"rendered":"R\/W Cumar C\/rashiid iyo m\/weynaha Galmudug C\/kariin oo hambalyo u direen xubnaha xisbiga midnimada jamhuuriga ee Puntland."},"content":{"rendered":"<p>SHir ay maanta yeesheen xubnaha xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed ee puntland uuna gudoominayey wakiilka xmjs ee puntland C\/fitaax Maxamed ayaa hamalyo iyo bogaadin waxey u direen R\/W Cumar C\/rashiid iyo m\/weynaha Galmudug C\/kariim Xuseen Guuleed iygoo uga mahad celiyey sidii habooneyd ee nabadu ku jirtey ee maxaabiista loo kala wareejiyey.<\/p>\n<p>DHanka kale waxey xubnuhu cambaareeyeen maamulka puntland sida ay u siyaasadeynayaan colaada ka soo cusboonaatey G\/kacyo!! waxaan u sheegeynaa bay yiraahdeen maamulka puntland hadii ay kusii socdaan waxa aan arkeyno in aan qaban qaabin doono kacdoon shacab oo ka dhan ah maamulka puntland.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntiina waxaa qoraalka lagu yiri shacabka G\/kacyo waa walaalo aan u baahneyn colaad iyo in siyaasad lagu raadiyo dhiigooda,mana aqbali doono maamulkii aan ku aragno in uu ka faa&#8217;iideysanayo dhibaataynta shacabka,waxaanan ugu baaqeynaa shacabka G\/kacyo in ay midoobaan dhana uga soo wada jeestaan cidda hagar daameyneysa ee aan danahooda ka turjumeyn.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SHir ay maanta yeesheen xubnaha xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed ee puntland uuna gudoominayey wakiilka xmjs ee puntland C\/fitaax Maxamed ayaa hamalyo iyo bogaadin waxey u direen R\/W Cumar C\/rashiid iyo m\/weynaha Galmudug C\/kariim Xuseen Guuleed iygoo uga mahad celiyey sidii habooneyd ee nabadu ku jirtey ee maxaabiista loo kala wareejiyey. DHanka kale waxey xubnuhu cambaareeyeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":25356,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-25355","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25355","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25355"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25355\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25357,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25355\/revisions\/25357"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25356"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25355"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25355"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25355"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}