{"id":25326,"date":"2015-11-28T21:20:22","date_gmt":"2015-11-28T18:20:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25326"},"modified":"2015-11-28T21:30:01","modified_gmt":"2015-11-28T18:30:01","slug":"dhaarta-wasiiro-cusub-iyo-hindise-xeer-dib-loogu-eegayey-miizaaniyada-dawlada-oo-barlamaanku-meel-mariyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/11\/dhaarta-wasiiro-cusub-iyo-hindise-xeer-dib-loogu-eegayey-miizaaniyada-dawlada-oo-barlamaanku-meel-mariyey\/","title":{"rendered":"DHaarta wasiiro cusub iyo hindise xeer dib loogu eegayey miizaaniyada dawlada oo barlamaanku meel mariyey."},"content":{"rendered":"<p>Baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa maanta lagu hor-dhaariyay wasiirro dhawaan uu soo magacaabay RW Somalia, Cumar C\/rashiid Cali Sharma\u2019arke; iyadoo dhinaca kale xildhibaannadu ay isla maanta ansixiyeen qaraarka dib u eegista kharashaadka dowladda Somalia.<\/p>\n<p>Markii la furay shirka baarlamaanka Somalia ayaa la dhaariyay wasiirrada dhawaan la soo magacaabay oo kala ah; Maxamed Mursal Sh. C\/raxmaan oo horay u ahaan jiray danjiraha Somalia u fadhiyay Turkiga oo loo dhaariyay xilka wasiirka Tamarta iyo Biyaha iyo Inj. C\/rashiid Maxamed Axmed oo loo dhaariyey xilka wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha.<\/p>\n<p>Dhaarinta wasiirada kaddib waxay xildhibaannada baarlamaanku u codeeyaan qaraarka dib u eegista kharashaadka dowladda Somalia ee bilihii Jannaayo illaa May ee 2015-ka, oo uu soo diyaariyay guddiga maaliyada, qorsheynta, miisaaniyadda\u00a0iyo la xisaabtanka hay\u2019daha dowladd.<\/p>\n<p>Natiijada codeynta ayaa waxay noqotay 140-xildhibaan iyadoo hal xildhibaanna uu diiday sida uu shaaciyay guddoomiye ku xigeenka koobaad ee baarlamaanka federaalka Somalia, Jeylaani Nuur Iikar oo kulanka shir-guddoominayay.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, kulankii baarlamaanka\u00a0Soomaaliya ee maanta waxaa xildhibaannada loogu qaybiyey mashruuc ku saabsan ilaalinta badqabka dhulka iyo xuduudaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo sharcigaan sameyntiisa ay ka dambeysay doodihii golaha baarlamaanka Soomaaliya uu ka yeeshay xuduudda u dhaxeeya Somalia iyo Kenya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa maanta lagu hor-dhaariyay wasiirro dhawaan uu soo magacaabay RW Somalia, Cumar C\/rashiid Cali Sharma\u2019arke; iyadoo dhinaca kale xildhibaannadu ay isla maanta ansixiyeen qaraarka dib u eegista kharashaadka dowladda Somalia. Markii la furay shirka baarlamaanka Somalia ayaa la dhaariyay wasiirrada dhawaan la soo magacaabay oo kala ah; Maxamed Mursal Sh. C\/raxmaan oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":25328,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-25326","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25326","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25326"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25326\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25327,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25326\/revisions\/25327"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25328"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25326"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25326"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25326"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}