{"id":2532,"date":"2011-08-09T12:36:10","date_gmt":"2011-08-09T12:36:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2532"},"modified":"2011-08-09T12:36:10","modified_gmt":"2011-08-09T12:36:10","slug":"madaxweynaha-tfg-da-oo-ka-ambabaxay-uganda-gaarayna-tanzania","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/madaxweynaha-tfg-da-oo-ka-ambabaxay-uganda-gaarayna-tanzania\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha TFG-da Oo Ka Ambabaxay UGANDA Gaarayna Tanzania"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/Shariif2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2534\" title=\"Shariif2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/Shariif2-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"357\" height=\"214\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><strong><\/strong><\/p>\n<p>Shiikh Shariif Sh. Axmad Oo Ah Madaxweynaha Dalka Soomaaliya iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Daara salaam ee dalka Tanzaania Isagoona Ka Soo Ambabaxay Magaalada Kampalla Ee Xarunta Dalkaasi UGANDA halkaas oo lagu Wado in ay Wadahadallo\u00a0 kula yeesho Madaxweynaha dalkaasi Tanzania iyo Mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladdaTanzaania.<\/p>\n<p>Mid Ka Mid Ah Wafdigii \u00a0Uu Hogaaminayay Madaxweyne Shariif Laguna Magacaabo C\/qaadir Wehliye oo ka tirsan xafiiska warfaafinta ee madaxtooyada Soomaaliya ayaa Lahadalay Aalada Warfaainta Una sheegay in Madaxweyne Sh. Shariif\u00a0 Uu Caawa kulan la Qaadan doono dhiggiisa dalkaas Tanzaniai.<\/p>\n<p>Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa ka soo ambabaxay magaalada Kampala halkaas oo uu wadahadal kula Soo Qaatay Madaxweynaha dalkaasi UGANDA.<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Shiikh Shariif Sh. Axmad Oo Ah Madaxweynaha Dalka Soomaaliya iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Daara salaam ee dalka Tanzaania Isagoona Ka Soo Ambabaxay Magaalada Kampalla Ee Xarunta Dalkaasi UGANDA halkaas oo lagu Wado in ay Wadahadallo\u00a0 kula yeesho Madaxweynaha dalkaasi Tanzania iyo Mas\u2019uuliyiin ka tirsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2532","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2532","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2532"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2532\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2535,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2532\/revisions\/2535"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2532"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2532"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2532"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}