{"id":253,"date":"2011-04-30T13:58:44","date_gmt":"2011-04-30T13:58:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=253"},"modified":"2011-04-30T13:58:44","modified_gmt":"2011-04-30T13:58:44","slug":"dhoobley-dagaal-uu-ku-dhexmaray-maleeshiyo-taabacsan-axmed-madoowe-iyo-kuwa-ka-amar-qaata-tfg-da","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/04\/dhoobley-dagaal-uu-ku-dhexmaray-maleeshiyo-taabacsan-axmed-madoowe-iyo-kuwa-ka-amar-qaata-tfg-da\/","title":{"rendered":"Dhoobley Dagaal Uu Ku Dhexmaray Maleeshiyo Taabacsan Axmed Madoowe Iyo Kuwa Ka Amar Qaata TFG-da"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Iska horimaadkaan oo sababay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta wuxuu dhax maray maleeshiyaadka Axmed Madoowe iyo kuwa ka tirsan TFG-da.<\/p>\n<p>Goob joogayaal ku sugan Dhoobley ayaa u sheegay Warsom.com in iska hor imaadka uu ka dambeeyay muran ku aadan Maamulida Degmada Dhoobley waxay goob joogayaasha intaa raaciyeen in isku hor imaadkaasi ay ku geeriyoodeen ku dhawaad 10 maleeshiyo halka ay ku dhaawacmeen 15 kale waxaana jiri kara qasaare intaasi ka badan.<\/p>\n<p>iyadoo wali ay kacsan tahay xaalada Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose<\/p>\n<p><\/span><span style=\"font-size: x-small;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p><\/span><span style=\"color: #ff0000; font-family: Times New Roman;\">Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><\/span><\/em><\/strong><span style=\"font-family: Times New Roman;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff; font-family: Times New Roman;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/span><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff; font-family: Times New Roman;\">webmaster@warsom.com<\/span><\/span><\/span><\/a><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iska horimaadkaan oo sababay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta wuxuu dhax maray maleeshiyaadka Axmed Madoowe iyo kuwa ka tirsan TFG-da. Goob joogayaal ku sugan Dhoobley ayaa u sheegay Warsom.com in iska hor imaadka uu ka dambeeyay muran ku aadan Maamulida Degmada Dhoobley waxay goob joogayaasha intaa raaciyeen in isku hor imaadkaasi ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-253","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/253","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=253"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/253\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":256,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/253\/revisions\/256"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=253"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=253"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=253"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}