{"id":25292,"date":"2015-11-26T23:29:01","date_gmt":"2015-11-26T20:29:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25292"},"modified":"2015-11-26T23:39:22","modified_gmt":"2015-11-26T20:39:22","slug":"kaniisadaha-ku-yaal-dalka-kenya-oo-muslimiinta-iyo-masiixiyiinta-ugu-baaqey-in-ay-ka-wada-hadlaan-dadka-mayelka-adag","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/11\/kaniisadaha-ku-yaal-dalka-kenya-oo-muslimiinta-iyo-masiixiyiinta-ugu-baaqey-in-ay-ka-wada-hadlaan-dadka-mayelka-adag\/","title":{"rendered":"kaniisadaha ku yaal dalka kenya oo Muslimiinta iyo Masiixiyiinta ugu baaqey in ay ka wada hadlaan dadka mayelka adag."},"content":{"rendered":"<p>Baadariga ugu sarreeya madhabta Roman Catholic ee diinta masiixiga ayaa maanta hoggaamiyayaal muslimiin iyo kirishtaan ah xarunta dalka Kenya ee Nairobi ugu sheegay inay wada-hadlaan si ay mayal-adeegnimada iyo ficilada ku dhisn rabshadaha ay isaga ilaaliyaan.<\/p>\n<p>Isagoo ka hadlay kulan diimeed ka dhacay safaaradda Vatican ee magaalada Nairobi ayuu Pope Francis wuxuu sheegay in wada-hadalka diimaha uu yahay muhiim ee aanu ahayn ikhtiyaar.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wuxuu ka hadlay rabshado dhowr ahaa oo ka dhacay Kenya sida; weerarradii Jaamacadda Gaarisa iyo Suqua Westgate oo boqolaal qof lagu dilay, kuwaasoo ay kooxda Al-shabaab ee Soomaaliya sheegatay.<\/p>\n<p>Pope Francis oo booqasho ku maraya dalal Afrika ka tirsan ayaa la filayaa inuu booqdo xerooyin qaxooti iyo masjiddo ku yaalla dalka Jahuuiryada Bartamaha Afrika oo ay ka socdaan dagaallo u dhexeeya muslimiinta iyo masiixiyiinta ku nool dalkaas.<\/p>\n<p>Xalinta khilaafyada muslimiinta iyo kirishtaanka waa mid ka mid ah kuwa ugu waaweyn ujeedooyinka safarka uu Pope Francis ku tagayo dalal ka tirsan kuwa Qaaradda Afrika ku yaalla.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baadariga ugu sarreeya madhabta Roman Catholic ee diinta masiixiga ayaa maanta hoggaamiyayaal muslimiin iyo kirishtaan ah xarunta dalka Kenya ee Nairobi ugu sheegay inay wada-hadlaan si ay mayal-adeegnimada iyo ficilada ku dhisn rabshadaha ay isaga ilaaliyaan. Isagoo ka hadlay kulan diimeed ka dhacay safaaradda Vatican ee magaalada Nairobi ayuu Pope Francis wuxuu sheegay in wada-hadalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":25294,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-25292","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25292","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25292"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25292\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25293,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25292\/revisions\/25293"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25294"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25292"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25292"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25292"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}