{"id":25274,"date":"2015-11-25T17:26:15","date_gmt":"2015-11-25T14:26:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25274"},"modified":"2015-11-25T17:30:29","modified_gmt":"2015-11-25T14:30:29","slug":"mwene-brack-obama-oo-turkiga-ku-taageeray-diyaaradii-ruushku-lahaa-ee-ay-soo-rideen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/11\/mwene-brack-obama-oo-turkiga-ku-taageeray-diyaaradii-ruushku-lahaa-ee-ay-soo-rideen\/","title":{"rendered":"M\/wene brack obama oo Turkiga ku taageeray diyaaradii Ruushku lahaa ee ay soo rideen."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama ayaa difaacay tallaabadii dowladda Turkiga ay kusoo rideen shalay mid ka mid ah diyaaradaha dagaalka Ruushka, xilli madxweynaha Ruushka Putin uu sheegay inay cawaaqib-xumo ka dhalan doonto diyaaradda lasoo riday.<\/p>\n<p>Barack Obama ayaa sheegay in Turkiga uu xaq u leeyahay inuu difaacdo dhulkiisa, isagoo xusay inay Turkiga uu madax-banaan yahay, tallaabadii uu qaadanayna ay ahayd mid uu ku ilaashanayay xorriyadiisa dhuleed.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Obama iyo madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyib Erdogan ayaa ku wada-hadlay taleefoon, waxaana Obama uu xusay inay muhiim tahay in xiisada la dajiyo, isla markaana la helo warbixin rasmi ah oo ku saabsan sida wax u dhaceen.<\/p>\n<p>adaxweynaha Turkiga Recep Erdogan ayaa dhankiisa difaacay tallaabadii ay kusoo rideen diyaaraddii dagaal ee uu Ruushku lahaa, wuxuuna ku tilmaamay inay kusoo xadgudbeen hawadooda.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Xoghayaha Guud ee\u00a0Qaramada Midoobay,\u00a0Ban Ki-moon ayaa isagana xusay walaac\u00a0uu ka qabo diyaaradda laga soo riday Ruushka, wuxuuna ku baaqay in la qaboojiyo xiisadda oo aanu dhicin wax gacan-ka-hadal ah.<\/p>\n<p>Isbahaysiga NATO oo uu Turkigu qayb ka yahay ayaa ugu baaqday Turkiga iyo Ruushka inay xaalada dajiyaan, iyadoo isbahaysigu uu sheegay inay si dhow ula socon doonto dhaq-dhaqaaqyada labada dhinac.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin ayaa ka digay cawaaqib-xumo ka dhalan karta diyaaraddii laga soo riday, wuxuuna sheegay inay ahayd diyaaraddii laga soo riday mid lagu dhabar-jabinayo howlgalkooda Suuriya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama ayaa difaacay tallaabadii dowladda Turkiga ay kusoo rideen shalay mid ka mid ah diyaaradaha dagaalka Ruushka, xilli madxweynaha Ruushka Putin uu sheegay inay cawaaqib-xumo ka dhalan doonto diyaaradda lasoo riday. Barack Obama ayaa sheegay in Turkiga uu xaq u leeyahay inuu difaacdo dhulkiisa, isagoo xusay inay Turkiga uu madax-banaan yahay, tallaabadii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":25276,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-25274","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25274","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25274"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25274\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25275,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25274\/revisions\/25275"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25276"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25274"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25274"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25274"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}