{"id":25263,"date":"2015-11-24T18:53:29","date_gmt":"2015-11-24T15:53:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25263"},"modified":"2015-11-24T18:57:35","modified_gmt":"2015-11-24T15:57:35","slug":"shir-la-filayey-in-uu-ka-furmo-muqdisho-oo-la-sheegey-in-saxaafada-lagu-hormarinayoma-dhabaa-in-dano-kale-laga-leeyahey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/11\/shir-la-filayey-in-uu-ka-furmo-muqdisho-oo-la-sheegey-in-saxaafada-lagu-hormarinayoma-dhabaa-in-dano-kale-laga-leeyahey\/","title":{"rendered":"SHir la filayey in uu ka furmo muqdisho oo la sheegey in saxaafada lagu hormarinayo,ma dhabaa in dano kale laga leeyahey?"},"content":{"rendered":"<p>Shirkan oo ay ka qaybgalayaan wasiirrada maamul goboleedyada dalka, xarumaha warbaahinta dowladda Somalia iyo maamul-goboleedyada dalka ka jira, madaxda ururrada saxaafadda ee dalka, xubno ka socda hay&#8217;adaha u dooda xuquuqda saxaafadda iyo marti sharaf kale ayaa waxaa la filayaa in uu maanta ka furmo magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Shirkan oo uu daahfuri doono raysul wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C\/rashiid ayaa la filayaa in diiradda lagu saaro sidii loo mideyn lahaa wasaaradda warfaafinta dowladda Soomaaliya iyo tan dowlad goboleedyada dalka ka jira, iyo sidii sare loogu qaadi lahaa guud ahaan warbaahinta dalka.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa sidoo kale la filayaa in looga hadlo xeerka saxaafadda\u00a0Somalia \u00a0ee la filayo in dhawaan baarlamanka Soomaaliya uu ansixiyo wallow ururrada warbaahinta dalka iyo qaar kamid ah laaamaha warfaafinta dowlad goboleedyada ay u arkaan in xeerkaasi weli la marin tashiyadii uu u baahnaa ee dhinacyada uu quseeyo.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, shirka ayaa la filayaa in lasoo gunaanado 26-ka bishan November, iyadoo uu kasoo bixi doono war murtiyeed ku saabsan waxyaalaha lagu heshiiyay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirkan oo ay ka qaybgalayaan wasiirrada maamul goboleedyada dalka, xarumaha warbaahinta dowladda Somalia iyo maamul-goboleedyada dalka ka jira, madaxda ururrada saxaafadda ee dalka, xubno ka socda hay&#8217;adaha u dooda xuquuqda saxaafadda iyo marti sharaf kale ayaa waxaa la filayaa in uu maanta ka furmo magaalada Muqdisho. Shirkan oo uu daahfuri doono raysul wasaaraha dowladda federaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":25265,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-25263","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25263","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25263"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25263\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25264,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25263\/revisions\/25264"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25265"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25263"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25263"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25263"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}