{"id":2521,"date":"2011-08-09T12:04:55","date_gmt":"2011-08-09T12:04:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2521"},"modified":"2011-08-09T12:04:55","modified_gmt":"2011-08-09T12:04:55","slug":"xarakada-al-shabaab-iyo-dowlada-tfg-da-oo-markale-ku-dagaalamay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/xarakada-al-shabaab-iyo-dowlada-tfg-da-oo-markale-ku-dagaalamay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Xarakada Al-Shabaab Iyo Dowlada TFG-da Oo Markale Ku Dagaalamay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><strong><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/shabab.bmp\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2523\" title=\"shabab\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/shabab.bmp\" alt=\"\" width=\"340\" height=\"221\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><strong><\/strong><\/p>\n<p>Xarakada Mujaahidiinta Al- Shabaab Iyo \u00a0Ciidamada dowladda TFG-da Ayaa Xalay waxa Uu \u00a0Dagaal Aan Sidaa U Buurneyn ku dhexmaray qeybo ka Tirsan \u00a0magaalada Muqdisho<\/p>\n<p>Dagaaladaani Oo U Dhaxeeyay Ciidamada DowladdaTFG-da Oo Kaashanaya Kuwa AMISOM iyo Qaar ka haray Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab Oo Guud Ahaanba Faarujiyay magaalada Muqdisho ayaa xalay waxa ay ka Dhaceen Meelo ka Mid Ah Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Dagaaladaani Ayaa Waxa Ay KA Dheceen Deegaano ka Mid Ah Kaxshiiqaal, Wadadda Warshadaha Iyo Qeybo ka mid ah Degmooyinka Waqooyi ee gobolka Banaadir Kaasi Oo Ay Dhwaanba Isaga Huleeleen Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab \u00a0<\/p>\n<p>Dagaalkani ayaa Waxaa Lagu Waramayaa In ay Ku Soo Qadeen Xarakad Shabaabul Mujaahidiin fariisimo halkaasi ay ku leeyihiin Ciidamada Dowladda TFG-da Oo Kaashanaya AMISOM Islamarkaana mudo kooban Oo Uu Socday<\/p>\n<p>Iska Hor Imaadkaasi ayaa Waxaa Qasaaro Ka Soo Gaaray Dhinacyadii Halkaasi Ku Dagaalamay iyadoo aan la ogeyn Qasaaraha kale ee ka Dhashay Dagaalka Oo markii dambe Joogsaday<\/p>\n<p>Balse Haatan Waxaa Dagan Guud Ahaanba Xaalada Magaalada Muqdisho waxaana wali Ciidamada dowladda Ay Iskusii Fidinayaan Goobo Hor Leh Oo Ka Tirsan Magaalada Muqdisho Si ay U Hubiyaan Amaanka Guud Ahaan Gobolka Banaadir .<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Xarakada Mujaahidiinta Al- Shabaab Iyo \u00a0Ciidamada dowladda TFG-da Ayaa Xalay waxa Uu \u00a0Dagaal Aan Sidaa U Buurneyn ku dhexmaray qeybo ka Tirsan \u00a0magaalada Muqdisho Dagaaladaani Oo U Dhaxeeyay Ciidamada DowladdaTFG-da Oo Kaashanaya Kuwa AMISOM iyo Qaar ka haray Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab Oo Guud Ahaanba Faarujiyay magaalada Muqdisho [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2521","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2521","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2521"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2521\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2525,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2521\/revisions\/2525"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2521"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2521"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2521"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}