{"id":25172,"date":"2015-11-17T03:39:57","date_gmt":"2015-11-17T00:39:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25172"},"modified":"2015-11-17T21:44:47","modified_gmt":"2015-11-17T18:44:47","slug":"hotellka-ugu-sareeya-caasimada-galmudug-state-oo-dib-u-habeyn-lagu-sameeyeyhotel-mansuur-jiif-raaxo-leh-cunto-macaan-iyo-soo-dhaweyn-aad-ku-qanceysid-daawo-sawirada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/11\/hotellka-ugu-sareeya-caasimada-galmudug-state-oo-dib-u-habeyn-lagu-sameeyeyhotel-mansuur-jiif-raaxo-leh-cunto-macaan-iyo-soo-dhaweyn-aad-ku-qanceysid-daawo-sawirada\/","title":{"rendered":"Hotellka ugu sareeya caasimada galmudug state oo dib u habeyn lagu sameeyeyHOTEL CENTERAL\/ jiif raaxo leh cunto macaan iyo soo dhaweyn aad ku qanceysid daawo sawirada."},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Cadaado ee xaruntii hore maamulka ximan iyo xeeb hadana ah caasmada Galmudug state ayaa laga furay Hotel casri ah oo loo diyaariyay si heer sare ah waxaana hotelkan lagu magacabaa Hotel CENTERAL.<\/p>\n<p>Xaflada lagu furayay Hotelka ayaa waxaa kasoo qeyb galay ganacsato odayaal siyaasiyiin haween dhalinyaro iyo masuuliyiin katirsan maamulkii ximan iyo xeeb iyo kan galmudug state waxaana dhamaan la dhaceen kasoo qeyb galayaasha qabka loo diyaariyay Hotelka.<\/p>\n<p>Maamulka Hotelka ayaa sheegay inay ugu talo galeen inay ka qeyb qaataan shirkii maamul u sameynta gobolada dhexe islamarkaana uu hotelku hada diyaar u yahey adeegyada ugu sareeye ee maamulka galmudug iyo bulshada kale u baahanyihiin marti sharafta ayaa waxa ay tilmaameen in hotelka jiif iyo cuntaba uu dabooli karo qaabilina karo dad farabadan.<\/p>\n<p>Hotel CENTERAL ayaa kamid noqonaya hoteelada uga caalamisan ee kajira gobolada dhexe waxaana dhismaha hotelka mudo dheer ka socday magaalada Cadaado dib u habeyn heer sare ahna hada lagu sameeyey DAAWO SAWIRADA.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/ceelhuur.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/DSC04300.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-13370\" title=\"Daawo Sawirada: Hotel cusub oo laga furay Magaalada Cadaado\" src=\"http:\/\/ceelhuur.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/DSC04300.jpg\" alt=\"DSC04300 Daawo Sawirada: Hotel cusub oo laga furay Magaalada Cadaado\" width=\"640\" height=\"480\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/ceelhuur.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/DSC04304.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-13371\" title=\"Daawo Sawirada: Hotel cusub oo laga furay Magaalada Cadaado\" src=\"http:\/\/ceelhuur.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/DSC04304.jpg\" alt=\"DSC04304 Daawo Sawirada: Hotel cusub oo laga furay Magaalada Cadaado\" width=\"640\" height=\"480\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/ceelhuur.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/DSC04307.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-13372\" title=\"Daawo Sawirada: Hotel cusub oo laga furay Magaalada Cadaado\" src=\"http:\/\/ceelhuur.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/DSC04307.jpg\" alt=\"DSC04307 Daawo Sawirada: Hotel cusub oo laga furay Magaalada Cadaado\" width=\"640\" height=\"480\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/ceelhuur.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/DSC04309.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-13373\" title=\"Daawo Sawirada: Hotel cusub oo laga furay Magaalada Cadaado\" src=\"http:\/\/ceelhuur.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/DSC04309.jpg\" alt=\"DSC04309 Daawo Sawirada: Hotel cusub oo laga furay Magaalada Cadaado\" width=\"640\" height=\"480\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/ceelhuur.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/DSC04311.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-13374\" title=\"Daawo Sawirada: Hotel cusub oo laga furay Magaalada Cadaado\" src=\"http:\/\/ceelhuur.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/DSC04311.jpg\" alt=\"DSC04311 Daawo Sawirada: Hotel cusub oo laga furay Magaalada Cadaado\" width=\"640\" height=\"480\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/ceelhuur.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/DSC04313.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-13375\" title=\"Daawo Sawirada: Hotel cusub oo laga furay Magaalada Cadaado\" src=\"http:\/\/ceelhuur.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/DSC04313.jpg\" alt=\"DSC04313 Daawo Sawirada: Hotel cusub oo laga furay Magaalada Cadaado\" width=\"640\" height=\"480\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/ceelhuur.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/DSC04318.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-13376\" title=\"Daawo Sawirada: Hotel cusub oo laga furay Magaalada Cadaado\" src=\"http:\/\/ceelhuur.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/DSC04318.jpg\" alt=\"DSC04318 Daawo Sawirada: Hotel cusub oo laga furay Magaalada Cadaado\" width=\"640\" height=\"480\" \/><\/a><\/p>\n<div id=\"jp-relatedposts\" class=\"jp-relatedposts\">\n<h3 class=\"jp-relatedposts-headline\"><em>Related<\/em><\/h3>\n<div class=\"jp-relatedposts-items jp-relatedposts-items-visual\">\n<div class=\"jp-relatedposts-post jp-relatedposts-post0 jp-relatedposts-post-thumbs\" data-post-id=\"12994\" data-post-format=\"false\"><a class=\"jp-relatedposts-post-a\" title=\"Madaxweynaha Ximan iyo Xeeb oo ka hadlay qaban qaabada shirka iyo diyaar garowga ka socda Cadaado\n\nMadaxweynaha Maamulka Ximan iyo Xeeb C\/llaahi Cali Maxamed (Baarleex) ayaa ka warbixiyay halka uu marayo qaban qaabada shirka maamul u sameynta Gobolada Mudug iyo Galgaduud, kaasoo qorshuhu yahay in dhowaan uu ka furmo magaalada Cadaado. C\/llaahi Cali Maxamed ayaa sheegay in shirka Cadaado ka dhacaya aanu aheyn mid la isku\u2026\" href=\"http:\/\/ceelhuur.net\/?p=12994\" rel=\"nofollow\" data-position=\"0\" data-origin=\"13369\"><img decoding=\"async\" class=\"jp-relatedposts-post-img\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/ceelhuur.net\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/Madaxweynaha-maamulka-Ximan-iyo-Xeeb-Cabdullaahi-Maxamed-Cali-Baarleex-Aqbaar-Net.jpg?resize=350%2C200\" alt=\"Madaxweynaha Ximan iyo Xeeb oo ka hadlay qaban qaabada shirka iyo diyaar garowga ka socda Cadaado\" width=\"350\" \/><\/a><\/p>\n<h4 class=\"jp-relatedposts-post-title\"><a class=\"jp-relatedposts-post-a\" title=\"Madaxweynaha Ximan iyo Xeeb oo ka hadlay qaban qaabada shirka iyo diyaar garowga ka socda Cadaado\n\nMadaxweynaha Maamulka Ximan iyo Xeeb C\/llaahi Cali Maxamed (Baarleex) ayaa ka warbixiyay halka uu marayo qaban qaabada shirka maamul u sameynta Gobolada Mudug iyo Galgaduud, kaasoo qorshuhu yahay in dhowaan uu ka furmo magaalada Cadaado. C\/llaahi Cali Maxamed ayaa sheegay in shirka Cadaado ka dhacaya aanu aheyn mid la isku\u2026\" href=\"http:\/\/ceelhuur.net\/?p=12994\" rel=\"nofollow\" data-position=\"0\" data-origin=\"13369\">Madaxweynaha Ximan iyo Xeeb oo ka hadlay qaban qaabada shirka iyo diyaar garowga ka socda Cadaado<\/a><\/h4>\n<p class=\"jp-relatedposts-post-context\">In &#8220;Arimaha Bulshada&#8221;<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"jp-relatedposts-post jp-relatedposts-post1 jp-relatedposts-post-thumbs\" data-post-id=\"13279\" data-post-format=\"false\"><a class=\"jp-relatedposts-post-a\" title=\"Sawiro:- Ola ola nadaafadeed oo laga sameeyay Cadaado\n\nOla olahaan nadaafada oo ay iska kaa shanayaan Ardayda waxkabaratada iskuulaadka hoos yimaada Mu'assasada Waxbarashada iyo Hormarinta Iftiin Gobolada dhexe ee Soomaaliya, Qeybaha Kale ee Bulshada iyo Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa maanta laga sameeyay xaafada ay ka kooban tahay Magaalada cadaado ee Xarunta Maamulka Ximan iyo Xeeb. Agaasimaha Mu'assadda\u2026\" href=\"http:\/\/ceelhuur.net\/?p=13279\" rel=\"nofollow\" data-position=\"1\" data-origin=\"13369\"><img decoding=\"async\" class=\"jp-relatedposts-post-img\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/ceelhuur.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/DSC04284.jpg?resize=350%2C200\" alt=\"Sawiro:- Ola ola nadaafadeed oo laga sameeyay Cadaado\" width=\"350\" \/><\/a><\/p>\n<h4 class=\"jp-relatedposts-post-title\"><a class=\"jp-relatedposts-post-a\" title=\"Sawiro:- Ola ola nadaafadeed oo laga sameeyay Cadaado\n\nOla olahaan nadaafada oo ay iska kaa shanayaan Ardayda waxkabaratada iskuulaadka hoos yimaada Mu'assasada Waxbarashada iyo Hormarinta Iftiin Gobolada dhexe ee Soomaaliya, Qeybaha Kale ee Bulshada iyo Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa maanta laga sameeyay xaafada ay ka kooban tahay Magaalada cadaado ee Xarunta Maamulka Ximan iyo Xeeb. Agaasimaha Mu'assadda\u2026\" href=\"http:\/\/ceelhuur.net\/?p=13279\" rel=\"nofollow\" data-position=\"1\" data-origin=\"13369\">Sawiro:- Ola ola nadaafadeed oo laga sameeyay Cadaado<\/a><\/h4>\n<p class=\"jp-relatedposts-post-context\">In &#8220;Arimaha B<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Cadaado ee xaruntii hore maamulka ximan iyo xeeb hadana ah caasmada Galmudug state ayaa laga furay Hotel casri ah oo loo diyaariyay si heer sare ah waxaana hotelkan lagu magacabaa Hotel CENTERAL. Xaflada lagu furayay Hotelka ayaa waxaa kasoo qeyb galay ganacsato odayaal siyaasiyiin haween dhalinyaro iyo masuuliyiin katirsan maamulkii ximan iyo xeeb iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":25174,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-25172","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25172","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25172"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25172\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25184,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25172\/revisions\/25184"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25174"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25172"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25172"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25172"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}