{"id":25140,"date":"2015-11-13T18:02:53","date_gmt":"2015-11-13T15:02:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25140"},"modified":"2015-11-13T18:03:57","modified_gmt":"2015-11-13T15:03:57","slug":"puntland-shirka-wadatashiga-hiigsiga-2016-ka-waxaan-ku-qaban-doonaa-7-magaalo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/11\/puntland-shirka-wadatashiga-hiigsiga-2016-ka-waxaan-ku-qaban-doonaa-7-magaalo\/","title":{"rendered":"Puntland&#8221; :- Shirka Wadatashiga Hiigsiga 2016-ka Waxaan Ku Qaban Doonaa 7-Magaalo&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><strong>Dowlada Puntland ayaa sheegtay inay todobo magaalo oo ka tirsan Puntland ku qaban doonto shirarka looga tashanayo aayaha dalka iyo qaabka loo qaban karo doorashada 2016.<br \/>\n<\/strong><br \/>\nDowlada Federaalka ayaa horey u sheegtay in shirka wadatashiga lagu qabto magaalooyin kooban oo ay kamid tahay caasimada Puntland ee Garowe, Muqdisho, Kismaayo, Baydhabo, Cadaado iyo Beledweyne.<\/p>\n<p>Balse dowlada Puntland ayaa sheegtay in dhulka ay ka taliso uu yahay mid aad u balaaran isla markaana shacabka gobalada kala duwan degen u baahan yihiin fursad ay aragtidooda ku dhiibataan.<\/p>\n<p>Xukuumada Federaalka ayaa sheegtay inaysan lacag u hayn shirarka lagu qabanayo gobalada Puntland iyadoo sheegtay in hada dhaqaale loo hayo shirka Garowe oo kaliya.<\/p>\n<p>Dowlada Puntland ayaa qoraal ay u dirtay Xukuumada Federaalka ku sheegtay in Puntland iyada bixin doonto dhaqaalaha shirarka dheeraadka ah ee lagu qaban doono magaalooyinka, Boosaso, Qardho, Badhan, Garowe, Boocame, Tukaraq iyo Gaalkacyo, shirarkaasi oo la sheegay in midkiiba ka qeyb gali doonaan 100 ergay oo deegaanadaasi ka socda.<\/p>\n<p>Waxaan weli lagu heshiin qaabka loo qaban doono doorashada 2016, Puntland oo ah maamulka kaliya ee ka tirsan Federaalka ee gacanta ku haya deegaanada hoos yimaada ayaa u ololeenayey in doorashada ay noqoto Qof iyo Cod, walow taasi la sheegay inay suurto geli weysay daruufaha heysta Dowlada Federaalka oo kasoo bixi weyday hawlihii horyaalay.<\/p>\n<p>Shirarka wadatashiyada ah ayaa la doonayaa in laga soo saaro qaabka ugu haboon ee doorasho loo qaban doono, iyadoo hada muuqato in dowlada Puntland dooneyso inaysan kusoo koobin wadatashigaasi Garowe oo kaliya balse gobalada kale fursad loo siiyo inay codkooda ku biiriyaan dooda socota.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Puntland ayaa sheegtay inay todobo magaalo oo ka tirsan Puntland ku qaban doonto shirarka looga tashanayo aayaha dalka iyo qaabka loo qaban karo doorashada 2016. Dowlada Federaalka ayaa horey u sheegtay in shirka wadatashiga lagu qabto magaalooyin kooban oo ay kamid tahay caasimada Puntland ee Garowe, Muqdisho, Kismaayo, Baydhabo, Cadaado iyo Beledweyne. Balse dowlada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":25143,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-25140","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25140","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25140"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25140\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25142,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25140\/revisions\/25142"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25143"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25140"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25140"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25140"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}