{"id":25134,"date":"2015-11-13T17:57:08","date_gmt":"2015-11-13T14:57:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25134"},"modified":"2015-11-13T17:57:08","modified_gmt":"2015-11-13T14:57:08","slug":"mareykanka-oo-sheegay-inay-fuliyeen-weerar-dhinaca-cirka-ah-oo-lagu-bartilmaameedsaday-jihadi-john","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/11\/mareykanka-oo-sheegay-inay-fuliyeen-weerar-dhinaca-cirka-ah-oo-lagu-bartilmaameedsaday-jihadi-john\/","title":{"rendered":"Mareykanka Oo Sheegay Inay Fuliyeen Weerar Dhinaca Cirka Ah Oo Lagu Bartilmaameedsaday \u201cJihadi John\u201d."},"content":{"rendered":"<p>Milatariga Mareykanka ayaa sheegay inay fuliyeen weerar dhinaca cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday \u201cJihadi John\u201d, oo ah argagaxiyaha British-ka ah ee kasoo muuqday muuqaallo video ah isaga oo gowracaya dad reer galbeed ah.<\/p>\n<p>Saraakiisha waxa ay sheegeen inaysan weli caddeyn, haddii mintidkan ka tirsan kooxda Daacish, oo sidoo kale loo yaqan Maxamed Emwazi, lagu dilay weerarka oo dhacay goor dambe oo khamiistii ahayd.<\/p>\n<p>Weerarka ayaa waxaa diyaarad nooca aysan cidna wadin ah ee Drone-ka ay ka fulisay magaaladda Raqqa ee dalka Syria, oo ah caasimadda kooxda Daacish ay magacowdeen.<\/p>\n<p>Saraakiil Mareykan ah oo magacooda qariyey ayaa warbaahinno dhowr ah u sheegay in weerarka uu si cad ugu dhacay bartilmaameedkiisa, ayna u badan tahay in \u201cJihadi John\u201d uu geeriyooday.<\/p>\n<p>Xoghayaha warfaafinta Pentagon-ka Peter Cook ayaa sheegay inay weli qiimeynayaan natiijada weerarka, hase yeeshee koox Syrian ah oo la socota arrimaha xuquuqda aadanaha, ayaa sheegtay in \u201cJihadi John\u201d uu ka mid ahaa afar qof oo weerarka ku geeriyooday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Milatariga Mareykanka ayaa sheegay inay fuliyeen weerar dhinaca cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday \u201cJihadi John\u201d, oo ah argagaxiyaha British-ka ah ee kasoo muuqday muuqaallo video ah isaga oo gowracaya dad reer galbeed ah. Saraakiisha waxa ay sheegeen inaysan weli caddeyn, haddii mintidkan ka tirsan kooxda Daacish, oo sidoo kale loo yaqan Maxamed Emwazi, lagu dilay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":25135,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-25134","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25134","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25134"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25134\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25136,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25134\/revisions\/25136"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25135"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25134"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25134"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25134"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}