{"id":25131,"date":"2015-11-13T17:53:22","date_gmt":"2015-11-13T14:53:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25131"},"modified":"2015-11-13T17:53:22","modified_gmt":"2015-11-13T14:53:22","slug":"ciidamada-galmudug-iyo-dagaalyahanada-al-shabaab-oo-maanta-ku-dagaallamay-deegaanno-hoos-taga-degmada-xarardheere","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/11\/ciidamada-galmudug-iyo-dagaalyahanada-al-shabaab-oo-maanta-ku-dagaallamay-deegaanno-hoos-taga-degmada-xarardheere\/","title":{"rendered":"Ciidamada GALMUDUG iyo Dagaalyahanada Al-Shabaab Oo Maanta Ku Dagaallamay Deegaanno Hoos Taga Degmada Xarardheere."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada maamulka GALMUDUG iyo Dagaalyahanada\u00a0 kooxda Al-Shabaab ayaa maanta ku dagaallamay deegaanno hoos taga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa billowday kadib markii\u00a0 Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen fariisan ay ciidamada GALMUDUG ku lee yihiin deegaan lagu magacaabo Qosoltire oo hoos taga degmada Xarardheere.<\/p>\n<p>saraakiisha GALMUDUG ayaa sheegay in Al-Shabaab ay bartooda kusoo weerareen, balse ay eriyeen kooxdii weerarkii soo qaadday, ayna ka dileen dhowr ka mid ah.<\/p>\n<p>Sidoo Kale waxa uu sheegtay inay dileen afar ka mid ah Dagaalyahanada\u00a0 Al-Shabaab, qaarna ay gacanta ku dhigeen, halka dhinacoodana ay ka dhaawacmeen laba askari.<\/p>\n<p>Waxa uu beeniyey warar sheegaya in sarkaal ka mid ah ciidamada GALMUDUG lagu dilay dagaalka.<\/p>\n<p>Ma jiraan war madax banaan ah oo laga heli karo oobta dagaalka uu ka dhacay, oo aysan ku sugneyn wax dadweyne ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada maamulka GALMUDUG iyo Dagaalyahanada\u00a0 kooxda Al-Shabaab ayaa maanta ku dagaallamay deegaanno hoos taga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Dagaalka ayaa billowday kadib markii\u00a0 Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen fariisan ay ciidamada GALMUDUG ku lee yihiin deegaan lagu magacaabo Qosoltire oo hoos taga degmada Xarardheere. saraakiisha GALMUDUG ayaa sheegay in Al-Shabaab ay bartooda kusoo weerareen, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":25132,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-25131","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25131","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25131"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25131\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25133,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25131\/revisions\/25133"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25132"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25131"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25131"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25131"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}