{"id":2513,"date":"2011-08-07T17:19:47","date_gmt":"2011-08-07T17:19:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2513"},"modified":"2011-08-07T17:19:47","modified_gmt":"2011-08-07T17:19:47","slug":"kulan-ay-yeesheen-golaha-waziirada-oo-qodobo-kala-duwan-laga-soo-saaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/kulan-ay-yeesheen-golaha-waziirada-oo-qodobo-kala-duwan-laga-soo-saaray\/","title":{"rendered":"Kulan Ay Yeesheen Golaha Waziirada Oo Qodobo Kala Duwan Laga Soo Saaray"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2515\" title=\"2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/21-239x300.jpg\" alt=\"\" width=\"239\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/21-239x300.jpg 239w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/21.jpg 342w\" sizes=\"auto, (max-width: 239px) 100vw, 239px\" \/><\/a><\/p>\n<div><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/div>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>Kulankaani Ay Yesheen Golaha Waziirada Ayaa waxa Shir Gudoominayay Ra'[iisulwazaaraha Xukuumada Soomaaliya C\/Wali Max;ed Cali Gaas Iyadoona Diirada Lagu Saarayay Xaalada Amaan Ee Dalka Soomaaliya Oo Uu Ku Suganyahay<\/p>\n<p><a onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" title=\"2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/21-239x300.jpg\" alt=\"\" width=\"239\" height=\"300\" \/><\/a>Xukuumada Ayaa waxa Ay Baaq U Dirtay Dhamaanm Dhalinyardii U dagaalam\\eysa Xarakada Shabaab Waxyna U Dirtay In ay Si deg Deg ah Ugu Soo Biiraan Ciidamada Dowelda Islamarkaana Ay Si Xushmad Leh U Soo Dhawendoonaan<\/p>\n<p>Xukuumada ayaa sidoo kale Cambaareyn Kulul Dusha Kaga Riday Cidii Ka Dambeysay Falkii Wuxuushnimada ahaa Ee Ka Dhacay Xerada Barakacayaasha Ee Badbaado Islamarkaana Ay Sheegtay In Sida uugu Dhaqsiyaha Badana ay Wax ugu Qabandoonto<\/p>\n<p>Dhwaan Ayay Aheed Markii Ra\u2019isul Wasaaraha Soomaaliya uu Shantii August u xilsaaray Taliyayaasha Booliska, Nabad-Sugidda iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir inay baaritan dhab ah ku sameeyaan dhacdadaas foosha xun<\/p>\n<p>Golohu Wuxuu Kaloo U mahad Celiyay Ciidamada Dowlada Soomaaliya Iyo Ciidamada AMSOM Oo Ayu Ku Tilmaameen Geesiyaal aan La Loodin Karin Ayna Mudantahay In Lagu Faano<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<p>Goluhu waxay isku raaceen in si deg-deg ah loo sameeyo ciidan gaar ah oo qaabilsan sugidda amniga iyo la dagaalanka burcadda iyo in maxkamad gaar ah loo sameeyo arrimaha sugidda amniga Muqdisho<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) \u00a0 Kulankaani Ay Yesheen Golaha Waziirada Ayaa waxa Shir Gudoominayay Ra'[iisulwazaaraha Xukuumada Soomaaliya C\/Wali Max;ed Cali Gaas Iyadoona Diirada Lagu Saarayay Xaalada Amaan Ee Dalka Soomaaliya Oo Uu Ku Suganyahay Xukuumada Ayaa waxa Ay Baaq U Dirtay Dhamaanm Dhalinyardii U dagaalam\\eysa Xarakada Shabaab Waxyna U Dirtay In ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2513","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2513","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2513"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2513\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2516,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2513\/revisions\/2516"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2513"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2513"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2513"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}