{"id":25120,"date":"2015-11-13T15:01:58","date_gmt":"2015-11-13T12:01:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25120"},"modified":"2015-11-13T15:09:57","modified_gmt":"2015-11-13T12:09:57","slug":"kooxo-hubeysan-oo-ganacsade-caan-ah-kismaayo-ku-diley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/11\/kooxo-hubeysan-oo-ganacsade-caan-ah-kismaayo-ku-diley\/","title":{"rendered":"Kooxo hubeysan oo ganacsade caan ah kismaayo ku diley."},"content":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya Ciidamo ka tirsan Maamulka KMG ah ee Jubba in halkaasi ay ku Dileen Ganacsade caan ka ahaa Magaaladaasi.<\/p>\n<p>Goobjooge la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Ciidamada Maamulka Jubba ay toogteen Ganacasade lagu magaacbi jiray Cali Nuur Shire (Cali Baangaale) Xili uu ku sugnaa mehradiisa ganacsi oo ku taala bartamaha Magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Ilaa iyo hadda lama shaacin sababta ka dambeysa dilka Cali Baangaale kaasi oo ka mid ahaa Ganacsatada ugu caansan Magaalo Xeebeeda Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose.<\/p>\n<p>Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in Bandow la geliyay Magaalada Kismaayo inkastoo aan weli la soo sheegin hadii Ciidamada Dilka geystay gacanta lagu soo dhigay.<\/p>\n<p>Sikastaba, Ciidamada Maamulka KMG ah ayaa inta badan waxaa lagu eedeeyaa Dilal iyo Xad gudubyo kale oo ka dhaca Magaalada Kismaayo Xili Mas\u2019uuliyiinta Maamulkaasi iyana lagu eedeeyo in aysan waxba ka qaban Cabashada Dadka Degaanka ay ka soo gudbiyaan Ciidamadooda ku sugan Magaalada Kismaayo<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya Ciidamo ka tirsan Maamulka KMG ah ee Jubba in halkaasi ay ku Dileen Ganacsade caan ka ahaa Magaaladaasi. Goobjooge la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Ciidamada Maamulka Jubba ay toogteen Ganacasade lagu magaacbi jiray Cali Nuur Shire (Cali Baangaale) [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24307,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-25120","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25120","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25120"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25120\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25121,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25120\/revisions\/25121"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24307"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25120"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25120"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25120"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}