{"id":25114,"date":"2015-11-11T20:17:36","date_gmt":"2015-11-11T17:17:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25114"},"modified":"2015-11-11T20:24:23","modified_gmt":"2015-11-11T17:24:23","slug":"25114","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/11\/25114\/","title":{"rendered":"Gudoomiyahii Maxkamada Degmada Dharkeynley Oo Muqdisho Lagu Diley"},"content":{"rendered":"<p>Kooxo hubaysani ayaa xalay magaalada Muqdisho ku dilay Gudoomiyahii maxkamada Degmada Dhargeynley ee gobolka Banaadir Sh Xuseen Maxamed Cali ka dibna ay ka baxsadeen goobta.<\/p>\n<p>Xiliga Dilka dhacayey ayaa Gudoomiyaha uu ku sugnaa Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir, Xabada ayaa ka haleelay qaarka sare gaar ahaan madaxa iyo saablayda.<\/p>\n<p>Ciidamada amaanka ee Yaaqshiid ayaa gaaray goobta kana sameeyey baaritaano ku aadan dilka Gudoomiyaha Maxkamada Dharkeynley.<\/p>\n<p>Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay in ay ka dambeeyeen dilka Gudoomiyaha iyagoo ku baahiyey warbaahinada taabacsan Al-shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxo hubaysani ayaa xalay magaalada Muqdisho ku dilay Gudoomiyahii maxkamada Degmada Dhargeynley ee gobolka Banaadir Sh Xuseen Maxamed Cali ka dibna ay ka baxsadeen goobta. Xiliga Dilka dhacayey ayaa Gudoomiyaha uu ku sugnaa Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir, Xabada ayaa ka haleelay qaarka sare gaar ahaan madaxa iyo saablayda. Ciidamada amaanka ee Yaaqshiid ayaa gaaray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24386,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-25114","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25114","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25114"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25114\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25117,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25114\/revisions\/25117"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24386"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25114"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25114"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25114"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}