{"id":25103,"date":"2015-11-11T17:04:49","date_gmt":"2015-11-11T14:04:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25103"},"modified":"2015-11-11T17:21:09","modified_gmt":"2015-11-11T14:21:09","slug":"wasaarada-amniga-oo-ay-u-yeereen-gudiga-amniga-barlamaanka-muxuu-ku-saleysnaa-kulankoodu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/11\/wasaarada-amniga-oo-ay-u-yeereen-gudiga-amniga-barlamaanka-muxuu-ku-saleysnaa-kulankoodu\/","title":{"rendered":"Wasaarada amniga oo ay u yeereen gudiga amniga barlamaanka muxuu ku saleysnaa kulankoodu?"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku xigeenka guddiga Arrimaha Gudaha ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ayaa sheegay in ay kulan la qaateen Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar ayna ka wada hadleen qaabka loo sugi karo ammaanka Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Jeesow ayaa sidoo kale tilmaamay in la isla soo qaaday sida lagu xaqiijin karo amniga Xildhibaanada aan heysan ilaalada iyo suurta galnimada loogu yeeli karo ilaalo xaqiijiso ammaankooda maadaama sida uu sheegay xildhibaanku muddooyinkii dambe ay sii kordhayeen dilalka Xildhibaanada loogu geysto Muqdisho Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Geesta kale Xildhibaan Jeesow ayaa waxa uu meesha ka saaray in hay\u2019adaha ammaanka ay ka gaabiyeen sugida amniga Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga Baarlamaanka Soomaaliya iyo Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulankooda waxa uu imaanayaa xilli muddooyinkii dambe mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka ay kooxo hubeysan dilal ugu geysanayeen Magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku xigeenka guddiga Arrimaha Gudaha ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ayaa sheegay in ay kulan la qaateen Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar ayna ka wada hadleen qaabka loo sugi karo ammaanka Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya. Jeesow ayaa sidoo kale tilmaamay in la isla soo qaaday sida lagu xaqiijin karo amniga Xildhibaanada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":25106,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-25103","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25103","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25103"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25103\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25107,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25103\/revisions\/25107"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25106"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25103"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25103"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25103"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}