{"id":25089,"date":"2015-11-10T02:20:07","date_gmt":"2015-11-09T23:20:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25089"},"modified":"2015-11-10T02:38:43","modified_gmt":"2015-11-09T23:38:43","slug":"isku-shaandheyn-xukuumadda-cumar-crashttd-lagu-sameynayo-oo-la-filayo-in-la-bedelo-wasiirka-arrimaha-gudaha-craxmaan-odawaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/11\/isku-shaandheyn-xukuumadda-cumar-crashttd-lagu-sameynayo-oo-la-filayo-in-la-bedelo-wasiirka-arrimaha-gudaha-craxmaan-odawaa\/","title":{"rendered":"Isku shaandheyn xukuumadda Cumar C\/rashttd lagu sameynayo oo la filayo in la bedelo wasiirka arrimaha gudaha C\/raxmaan Odawaa."},"content":{"rendered":"<p>iyadoo dhawaanahanba uu jirey muran aan soo shaac bixin oo u dhaxeeyey M\/weyne Xasan SHeekh iyo R\/wasaare Cumar C\/rashiid leyskuna hayey in xukuumada isku shaadheyn lagu sameeyo ayna meesha ka baxaan wasiirada arrimaha gudaha kan arrimaha debedda iyo kuwo kale uuna M\/weyne Xasan SHeekh taas ka biyo diidey ayaa waxaa la filayaa in isku shaandheyntu dhacdo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arrimaha leysku hayeyey ayaa la sheegayaa in qaar xal loo heley waxaana kamid ah baa la leeyahey wasiirka arrimaha gudaha oo isagu xildhibaanimo heley kadib geeridii ex xildhibaan Koofi shabaq oo isagu dhawaan ku geeryoodey qaraxii hotel saxafi kaas oo ay beel kazoo wada jeedaan wasiirka arrimaha gudaha hadana noqdey xildhibaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>KHilaafka ku saleysan isku shaandheynta xukuumada ayaa soo noq noqda hase yeeshee waxaa lagu soo waramayaa in kan qodobadii uGu darnaa mid ka ah xalkiisa la heley,waxaanse la ogeyn in kuwa kale leysuguu tanaasulayo iyo in uu sidii kuwii hore baarlamaanka gaaro,waa arrin dahsooneyd soona bixi doonta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>iyadoo dhawaanahanba uu jirey muran aan soo shaac bixin oo u dhaxeeyey M\/weyne Xasan SHeekh iyo R\/wasaare Cumar C\/rashiid leyskuna hayey in xukuumada isku shaadheyn lagu sameeyo ayna meesha ka baxaan wasiirada arrimaha gudaha kan arrimaha debedda iyo kuwo kale uuna M\/weyne Xasan SHeekh taas ka biyo diidey ayaa waxaa la filayaa in isku shaandheyntu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24630,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-25089","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25089","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25089"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25089\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25090,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25089\/revisions\/25090"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24630"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25089"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25089"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25089"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}