{"id":25051,"date":"2015-11-07T01:30:27","date_gmt":"2015-11-06T22:30:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25051"},"modified":"2015-11-09T20:21:52","modified_gmt":"2015-11-09T17:21:52","slug":"tababar-mudo-dhawr-bilood-ah-uga-socdey-saraakiil-ka-tirsan-ciidanka-xogga-dalka-soomaaliyeed-oo-maanta-la-soo-gaban-gabeeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/11\/tababar-mudo-dhawr-bilood-ah-uga-socdey-saraakiil-ka-tirsan-ciidanka-xogga-dalka-soomaaliyeed-oo-maanta-la-soo-gaban-gabeeyey\/","title":{"rendered":"Tababar mudo dhawr bilood ah uga socdey saraakiil ka tirsan ciidanka xogga dalka soomaaliyeed oo maanta la soo gaban gabeeyey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/maxkamada-saree3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-6899\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/maxkamada-saree3-150x150.jpg\" alt=\"maxkamada-saree3\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a>Saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga Dalka, ayaa maanta tababar loogu soo xiray magaalada Muqdisho gaar ahaan xerada tababarada ciidanka ee Deegaanka Jasiira.waxana tababarka loo sooxeray 20 sargaal. Munaasabadii tababarka loogu soo xiray saraakiishan, ayaa waxaa ka qeybgalay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S\/Gaas Maxamed Aadan Axmed, saraakiisha howlgalka Midowga Yurub ee tababarka Ciidanka xoogga , AMISOM iyo saraakiisha qeybaha hoggaanada Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya. Taliyaha howlgalka Midowga Yurub ee tababarka Ciidanka Soomaaliya oo munaasabadda ka hadlay, ayaa sheegay in Midowga Yurub ay ka go\u2019an tahay taakuleynta ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed, \u00a0isagoo sidoo kale ballanqaaday in mudooyinka soo socda ay kordhin doonaan taageerada dhanka tababarka ee Ciidanka. S\/Gaas Maxamed Aaden Axmed Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa u mahadceliyay Midowga Yurub iyo AMISOM kaalinta ay ka qaadanayaan tababarka iyo qalabeynta Ciidanka Xoogga, waxaana uu saraakiisha tababarka dhameystay ku adkeeyay in ay ka faa\u2019ideeystaan xirfadihii ay barteen. \u201cWaxaan u mahad-celiyaan cid walba oo gacan ka geystay tababarka aad qaadateen, waxa la idinku soo xushay ee maanta la idiin saaray mas\u2019uuliyadaas weyn waa difaaca dalkiina Hooyo. Maanta laga bilaabo waxaad tihiin saraakiil ka tirsan Xoogga dalka Soomaaliyeed, waana in ay idinka muuqataa masuuliyadaas idin saaran\u201d ayuu yiri\u00a0Taliyaha oo ka hadlayay Munaasabadda. Ugu dambeen, Saraakiisha Tababarka loo xirey ayaa waxaa shahaadooyin guddoon siiyey Taliyaha Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed S\/Gaas Maxamed Aaden Axmed, wuxuna ugu hambalyeeyey sida wanaagsan ee ay uga\u00a0 soo dhalaaleen tababarkii la siiyey, isagoo u rajeeyey guul iyo horumar.<\/p>\n<div class=\"googlepublisherpluginad\"><\/div>\n<p><a href=\"http:\/\/i2.wp.com\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/Buud3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-31359\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/Buud3.jpg?resize=632%2C358\" alt=\"Buud\" width=\"632\" height=\"358\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/i1.wp.com\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/Buud11.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-31360\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/Buud11.jpg?resize=632%2C356\" alt=\"Buud1\" width=\"632\" height=\"356\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga Dalka, ayaa maanta tababar loogu soo xiray magaalada Muqdisho gaar ahaan xerada tababarada ciidanka ee Deegaanka Jasiira.waxana tababarka loo sooxeray 20 sargaal. Munaasabadii tababarka loogu soo xiray saraakiishan, ayaa waxaa ka qeybgalay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S\/Gaas Maxamed Aadan Axmed, saraakiisha howlgalka Midowga Yurub ee tababarka Ciidanka xoogga , AMISOM [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":25060,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-25051","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25051","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25051"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25051\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25061,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25051\/revisions\/25061"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25060"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25051"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25051"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25051"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}