{"id":25006,"date":"2015-11-04T22:25:26","date_gmt":"2015-11-04T19:25:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25006"},"modified":"2015-11-04T22:37:58","modified_gmt":"2015-11-04T19:37:58","slug":"ciidanka-gal-mudug-oo-burcadbadeed-kasoo-furtey-afar-qof-kana-badbaadiyey-afduub-lagu-heystey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/11\/ciidanka-gal-mudug-oo-burcadbadeed-kasoo-furtey-afar-qof-kana-badbaadiyey-afduub-lagu-heystey\/","title":{"rendered":"Ciidanka gal mudug oo burcadbadeed kasoo furtey afar qof  kana badbaadiyey afduub lagu heystey"},"content":{"rendered":"<p>Sida lagu soo waramayo ciidamada maamul goboleedka gal mudug ayaa gacanta kusoo dhigey afar qof oo mudo labo sano ah gacanta ugu jirey burcad badeed ka af duubtey badweynta hindiya,afartan qof ayaa sida la sheegayo waxey u dhasheen dalka eeraan,kuligoodna waa rag oo wax dumar ah kuma jiraan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Afartan qof oo eeraaniyiinta ah ayaa waxaa la keeney caasimadda ku meel gaarka ah ee maamulka gal mudug iyadoo la filayo in loo sii gudbiyo dalka ay ka soo jeedaan ee dalka eeraan,lamana sheegin wax madax furasho ah oo laga qaatey ragaas ciidamadu gacanta ku soo dhigeen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Mudo badan ayaan waxaan maqalney in burcad badeed laga soo furtey dad ay afduub u heysteen hadana waxaa la wada ogsoonyahey in furashadaasi ay ku timaad oo keliya laba qodob uun midkood in burcaddu waxba ku waayeen iskana soo dhiibeen iyo in maamulku dilaaley oo uu wax ka ogyahey isla markaasna ay indhaha caalamka tusiyaan in ay maamul wax qabanaya yihiin si iyaga loola soo xiriiro hadii cid wax laga afduubto.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>dhanka kale waxaa maamulka galmudug maanta lagu wareejiyey hub ay iska soo ururiyeen beesha SACAD ee uu kasoo jeedo m\/weynaha maamulka galmudug C\/kariim Xuseen Guuleed isagoo sheegey in beeshiisa lagu daydo oo ay beelaha kalena ay hubka iska soo dhiibaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida lagu soo waramayo ciidamada maamul goboleedka gal mudug ayaa gacanta kusoo dhigey afar qof oo mudo labo sano ah gacanta ugu jirey burcad badeed ka af duubtey badweynta hindiya,afartan qof ayaa sida la sheegayo waxey u dhasheen dalka eeraan,kuligoodna waa rag oo wax dumar ah kuma jiraan. &nbsp; Afartan qof oo eeraaniyiinta ah ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-25006","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25006","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25006"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25006\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25007,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25006\/revisions\/25007"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25006"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25006"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25006"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}