{"id":25002,"date":"2015-11-03T22:11:03","date_gmt":"2015-11-03T19:11:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=25002"},"modified":"2015-11-03T22:17:53","modified_gmt":"2015-11-03T19:17:53","slug":"khilaaf-cusub-oo-lagu-soo-waramayo-in-uu-soo-kala-dhexgaley-mweyne-xasan-sheekh-iyo-cumar-crashiid-muxuu-salka-ku-hayaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/11\/khilaaf-cusub-oo-lagu-soo-waramayo-in-uu-soo-kala-dhexgaley-mweyne-xasan-sheekh-iyo-cumar-crashiid-muxuu-salka-ku-hayaa\/","title":{"rendered":"kHilaaf cusub oo lagu soo waramayo in uu soo kala dhexgaley m\/weyne Xasan SHeekh iyo Cumar C\/rashiid muxuu salka ku hayaa?"},"content":{"rendered":"<p>Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoonyahey oo aan kasoo xiganey ilo ku dhaw xafiiska m\/weyne Xasan SHeekh iyo kan r\/wasaare Cumar C\/rashiid waxaa jira khilaaf hor leh oo u dhaxeeya m\/weynaha iyo r\/wasaaraha iyadoo uusan wali debada u soo bixin.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>KHilaafka ayaa wuxuu salka ku hayaa baa la sheegayaa m\/weyne Xasan sheekh oo la doonaya in uu noqdo wasiirka amniga ee xiligan m\/weynaha gobolada hiiraan iyo sh\/dhexe,halka Cumar C\/rashiina uu taas diidanyahey isla markaasna uu doonayo in uu bedelo wasiirka arrimaha gudaha iyo wasiirka arrimaha debedda taas oo iyadana Xasan SHeekh ka soo hor jeedo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>KHilaafkan ayaa noqonaya hadii uu soo shaac baxo kii sababi lahaa in m\/weyne Xasan SHeekh xafiiska ka tago iyadoo bilo uga dhimanyihiin mudadii uu xilka heyn lahaa sababtoo ah khilaafyada soo dhexmarey isaga iyo r\/wasaarayaal hore ayaa jirey hadii kan uu yimaadana waa qasab in uu isaga galaafanayo,waana la arki doonaa sida ay wax noqdaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoonyahey oo aan kasoo xiganey ilo ku dhaw xafiiska m\/weyne Xasan SHeekh iyo kan r\/wasaare Cumar C\/rashiid waxaa jira khilaaf hor leh oo u dhaxeeya m\/weynaha iyo r\/wasaaraha iyadoo uusan wali debada u soo bixin. &nbsp; KHilaafka ayaa wuxuu salka ku hayaa baa la sheegayaa m\/weyne Xasan sheekh oo la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-25002","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25002","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25002"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25002\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25003,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25002\/revisions\/25003"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25002"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25002"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25002"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}