{"id":24984,"date":"2015-10-29T02:31:06","date_gmt":"2015-10-28T23:31:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24984"},"modified":"2015-10-29T02:31:06","modified_gmt":"2015-10-28T23:31:06","slug":"diyaarad-kasoo-duushay-kenya-oo-ku-dhacday-deegaan-ay-al-shabaab-ka-maamulaan-degmada-afgooyeee-shhoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/10\/diyaarad-kasoo-duushay-kenya-oo-ku-dhacday-deegaan-ay-al-shabaab-ka-maamulaan-degmada-afgooyeee-shhoose\/","title":{"rendered":"Diyaarad Kasoo Duushay Kenya Oo Ku Dhacday Deegaan Ay Al-Shabaab Ka Maamulaan Degmada Afgooye,Ee Sh\/Hoose."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya Gobolka Sh\/Hoose ayaa sheegaya in diyaarad yar ay kusoo dhacday xaafad ku dhow degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose, oo 30 KM u jirta galbeedka Muqdisho.<\/p>\n<p>Illaa iyo hadda lama garanayo waxa sababay in diyaaradda ay soo dhacdo, balse dadka deegaanka ayaa sheegaya in diyaaradda ay ku dul wareegatay hawada, ka hor inta aanay u jiheysan galbeedka magaalada.<\/p>\n<p>Dadka ku nool xaafadda Cusmaan Durre ayaa Warsom.com u sheegay in diyaaradda ay kusoo dhacday halkaas. Waxa ay intaas ku dareen in deegaanka ay maamulaan maleeshiyada Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika, ayaa u jiheystay goobta ay diyaaradda ka dhacday, oo u dhow degmada Afgooye, hase yeeshee roobab xooggan ayaa caqabad ku ah howl-galkooda, sida uu sheegay guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Ilo wareedyo codsaday inaan la magacaabin ayaa Warsom.com u sheegay in diyaaradda ay u kireysneyd qandaraaslayaal la shaqeeya Amisom. Waxa kale oo ay sheegeen in 9 illaa 11 qof loo maleynayo inay saran yihiin diyaaradda.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay wasaaradda gaashaandhigga Mareykanka ayaa Warsom.com u sheegay in diyaaradda aysan saarneyn wax dad Mareykan ah. Waxa kale oo uu sheegay in diyaaraddaas laga lee yahay Kenya.<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa Warsom.com u sheegay inay u maleynayaan in diyaaradda iyo dadkii saarnaaba ay u gacan galeen kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Xaaladda duuliyayaashii saarnaa diyaaradda iyo rakaabkiiba weli lama oga.<\/p>\n<p>Diyaaradda ayaa lagu warramay inay kasoo baxday magaalada Nairobi, kuna wajahneyd garoonka Ballidoogle oo 90 KM dh<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya Gobolka Sh\/Hoose ayaa sheegaya in diyaarad yar ay kusoo dhacday xaafad ku dhow degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose, oo 30 KM u jirta galbeedka Muqdisho. Illaa iyo hadda lama garanayo waxa sababay in diyaaradda ay soo dhacdo, balse dadka deegaanka ayaa sheegaya in diyaaradda ay ku dul wareegatay hawada, ka hor [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24984","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24984","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24984"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24984\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24985,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24984\/revisions\/24985"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24984"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24984"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24984"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}