{"id":24981,"date":"2015-10-27T22:10:09","date_gmt":"2015-10-27T19:10:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24981"},"modified":"2015-10-27T22:10:09","modified_gmt":"2015-10-27T19:10:09","slug":"maxkamadda-ciidamada-qalabka-sida-oo-xukunno-ku-ridday-dad-ku-eedeysnaa-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/10\/maxkamadda-ciidamada-qalabka-sida-oo-xukunno-ku-ridday-dad-ku-eedeysnaa-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukunno Ku Ridday Dad Ku Eedeysnaa Al-Shabaab."},"content":{"rendered":"<p>Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xabsi daa\u2019in ku xukuntay Saddex Ruux Ay Ku Eedeeyeen In Ay Ka Tirsanaayeen Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Saddexda dhallinyarrada ah ayaa lagu soo eedeeyay inay ka tirsan yihiin Maleeshiyaadka Al-Shabaab, isla markaana ciidamada Amniga ay soo qabteen bishii September ee sanadkan, iyagoo wata Mooto Bajaaj, bam gacameed iyo bastoolado oo ay doonayeen inay ku fuliyaan falal amni daro ah, waxaana ay Maxkamadda kahor qirteen inay katirsan yihiin Al-Shabaab gaar ahaan qeybta fulisa dilalka qorsheysan.<\/p>\n<p>Gaashaanle dhexe <strong>Xasan Cali Nuur Shuute<\/strong> Gudoomiyaha Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidanka Qalabka sida ayaa Maxkamada kahor aqriyay Dambiyada lagu eedeyay dhalinyarada Maxkmada lasoo taagay oo iyagu qiretay inay katirsan yihiin Dagaalyahanada Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Gudoomiyaha Maxkamada Darajada -1-aad ee Ciidanka qalabka sida Xasan Shuute ayaa ku dhawaaqay in Maxkamadda ay Xabsi daa\u2019in ku xukuntay 3-dii Ruux ee manta Maxkamadda la horkeenay .<\/p>\n<p>Tan iyo markii dib loo howlgaliyay Maxkamadda Ciidanka qalabka sida ee Somaaliya ayaa Maxkamaddu waxa ay Xukuno kala duwan ku riday Tiro Dad Ah Ee katirsanaa Kooxda Al-Shabaab oo isugu jira kuwo iyaga qirtay Dambiyadii lagusoo eedeeyay iyo kuwa Marqaatiyaal iyo Cadeymo loo helay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xabsi daa\u2019in ku xukuntay Saddex Ruux Ay Ku Eedeeyeen In Ay Ka Tirsanaayeen Al-Shabaab. Saddexda dhallinyarrada ah ayaa lagu soo eedeeyay inay ka tirsan yihiin Maleeshiyaadka Al-Shabaab, isla markaana ciidamada Amniga ay soo qabteen bishii September ee sanadkan, iyagoo wata Mooto Bajaaj, bam gacameed iyo bastoolado [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24982,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24981","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24981","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24981"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24981\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24983,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24981\/revisions\/24983"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24982"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24981"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24981"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24981"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}